Farriin qaran:-Xal ha loo helo fatahaadda ficileysan!.
Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema
Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema saaray!.
Dalku waa wada dowlad goboleed dustuur iyo calan goonni ah leh!.
Dalku waa wada dekedo iyo garoomo diyaaradeed caalami lagu...
Xaflad lagu soo dhaweynayo xubnaga golaha baarlamaanka shacabka Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Hoolka People’s House ee magaalada Oslo ee dalka Norway. Xubnaha Baarlamaanka ka socday...
Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee waqtiga xagaaga ka dhici jirey magaalada Oslo sanandkasta ayaa maanta ka bilaabmay magaalada Oslo, Mu’tamarkaan ayaa ah sanadkii 11 aad ee...
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyed oo ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda inay Waaberi Restaurant kasoo guureen goobtii hore una soo guureen Platous gt 6, xaafada Grønland ee...
Mutamarkan ayaa ah mid sanadla ah, xiliga Guga ee sanand kastaoo joogta ah, Mu’tamarkan ayaa waxaa looga faa’ideeyaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool Norway, khaasatan Oslo iyo nawaaxigeeda...
Masaajidkii ugu horeeyay oo ay Soomaali leedahay dhul iyo dhismaba oo lagu daah furay magaalada Oslo ee Dalka norway, Masaajidka ayaa waqtiya badan soo maray oo aad ukala...
Ka daawao halka hoose sawirada oo dhan
Eid Mubarak
...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka norway ayaa xaflad loogu tala galay soo dhaweynta madaxweynaha cusub ee Jamhuriyada Federalka Soomaaliyeed Ku dhigay Magaalada Oslo ee dalka norway
Xafladaas oo ka soo...
Afhayeenka shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ay ku la deen Wariyayaasha Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay dheere in ay lahaayeen mas’uuliyada Qaraxaan waxa uu...
Hooyo Soomaaliyeed oo loo aqoonsaday Biladda Nansen Refuqee Award sanadka 2012, Maama Xaawa Aadan Maxamed ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee Soomaalia oo loo aqoonsado bilada Nansen Refuqee...
Xisbi siyaasadeed oo dhowaan looga dhawaaqay magaalada Oslo ee dalka Norway, xisbigan ayaa loogu magac daray (PUNTLAND PEOPLE’S PARTY), Ku dhawaaqista xisbiga ayaa kusoo beegantay Xili ay Gaartay...
Qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel la dejiyo, kadib markii ay soo wajahday guryo la’aan, Wiilkan Soomaalida oo lagu magacaabo Shirwac ayaa wareysi waxuu siiyay TV ga Qaranka...
Free desktop streaming application by Ustream
Free live streaming by Ustream
...
Oslo- Waxaa goor dhaweyd si aad qurux badan lagu soo gaba-gabeeyey badhtamaha magaaladda Oslo ee dalka Norway, gaar ahaan goobta lagu magacaabo Grønland, bandhig-faneeedkan oo loogu magac daray...
Golaha Midnimada Soomaaliyeedمجلس وحدة الصوما ل
Somali Unity Council
PRESS RELEASE Date. 26.8.2012
Golaha midnimada soomalyeed ayaa maantay shir aan caadi ahayn oo sadex maamlmood socday kusoo gabagabeeyay dalka...
Sawirada Maalinta Ciidul fitri iyo Oslo.
...
Dr Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow) oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey qorshihiisa siyaasadeed ee uu damacsan yahay haddii uu ku...
Musharax Xidhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ahaana Wasiirkii Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga Xukuumadii Cumar C/rashiid Cali sharmaarke, kana mid ah musharixiinta Xiligan u taagan Xilka Madaxweynanimo ee...
.
Kulankan oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxay bulshada rayidka iyo dhallinyaradu su’aalo ku weydiiyeen Dr. C/raxmaan Baadiyoow waxayna su’aalahan intooda badan ku qotomeen waxyaabaha uu qaban doono haddii...
AFRICAN UNION
UNION AFRICAINE
UNIÃO AFRICANA
P.O. Box 20182- 00200; Tel: (+254-20) 271 3755/56/58; Fax: 271 3766, Nairobi, Kenya
PRESS RELEASE
(For immediate release)
African Union Troops recover stolen...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Dowladda KMG Soomaaliya C/Samad Macallim Maxamuud sheikh Xasan ayaa waxa uu Bogan Nuxur.com uga waramay Safar uu ku tagay dalka Norway,...
Xisbiga Tayo ayaa dhowaan ka furtay xarun ama xafiis magaalada Oslo ee dalka Norway, xafiiskan ayaa ah mid farac ka ah xarumaha waa weyn oo uu...
Madaxda Dawladda Soomaaliya oo heshiis dadka Soomaalida lagu celinaayey la galay dawladda Norway, Heshiiskan ayaa si qarsoodi ku socday usbuucii lasoo dhaafay.
Madaxda Soomaaliya ayaan mar aan wax...
Xafladda Xuska maalinta 1da Luulyo oo si heer sare uga dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway, Xafladan ayaa waxaa lagu dhigay sanadkaan barxadda Sofienberg Parken, ee...
Waxaa la ogeysiinayaa Bulshada ku dhaqan magaalada Oslo iyo nawaaxigeda in ay xaflada 1da Luulyo ka dhici doonto barxada Sofienbergparken,Gruneløkka, Oslo.
Waxaa sidoo kale kasoo qeyb gali doono beri...
Waxaa Bari lagu wadaa in kulan ay yeeshaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka soo baxaya kulankaas Warar kala...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Kulan u socdaya Wasiirka arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaanada Digil iyo Mirifle...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Raisal wasaraha wadanka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo ka hor hadlaayay barlamanka wadanka Ethiopia ayaa sheegay in ay adkeenayaan isbaheeisga...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Muqdisho waxsay tahay Caasimadda Soomaaliya waana lama taabtaan Qaranimada Soomaaliya, marka aad dib u Milicsato laga soo...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Xili saacadihii la soo dhaafay Muqdisho ay ka socotay Howlgalo dadka iyo gaadiidka lagu baarayo, oo ay...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha Maamul-goboleedka Jubbaland State...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee joogay magaalada Nairobi ayaa ku Qul qulaya saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho. Xildhibaano...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Dibadbax dad gaaraya 200- Qofood ka Qeyb qaateen ayaa saakay aroor hore ka dhacay afaafka hore ee...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Shacabka ku dhaqan Qaar ka mid ah Xaafadaha Hoos yimaada Degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir ayaa saaka...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Kulan maalmo ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay iskugu yimaadeen wafdigii ka socday IGAD...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Wararka ka imaanaya Magaala Xeebeedka Kismaayo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Ururka IGAD ay halkaas...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Dalka soomaaliya mudo dheer ayuu qas&qalaan qal qiimahii uu lahaa ku waayey taana waxaa garwadeyn ka ahaa...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Kamaal Daahir Guutaale oo ah Agaasimaha Madaxtooyada ayaa waxaa soo baxayay saacadihii la soo dhaafay in madaxeweyne...
May 21 2013 / No comment / Read More »
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kadib Markii Qarax la sheegay in uu ahaa Nuuca Gacanta...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Waxaa goor dhawayd shir u socday wafdigii ka socday IGAD oo gaarayay 14-ka oo maalmo ka hor...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Waxaa goor dhawayd shir u socday wafdigii ka socday IGAD oo gaarayay 14-ka oo maalmo ka hor...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Tan iyo Markii ee kordheen Qaraxyada gaadiidka loo adeegsado oo lasoo dhigo laamiyada dhinacyadiisa ayaa waxaa ee...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Magaalada Muqdisho waxaa saacad ka hor ka bilaawday baaritaan ay wadaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya, oo caro ka...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in Taageerayaasha Xisbiga UCID ay u Diyaar...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Madaxweynayaasha kismaayo laga dhisay gaar ahaan midka ugu tunka wayn axmed islaam axmed madoobe ayaa waqtigii loo...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Guddiga Dowladda Soomaaliya ay udirtay Gobalada Jubbooyinka ayaa ka caal waayay Hogaamiyaha Raaskaanbiini ahna Madaxweynayaasha Jubbaland. Xildhibaan C/raxmaan...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Wararka ka imaanaya Xarunta Madaxtooyada ilaa Isgoyska KM4 banaadir ilaa Degmada shibis oo ay Daganyihiin Xildhibaanada Soomaaliya...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowladii kumeelgaarka Soomaaliya C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee ku Nool caalamka gaar ahaan Soomaaliya ayaa xusay maalinta ay ugu magac...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Xaalada Goobihii Xalay madaafiicda ku garaaceen shabaab ayaa dagan, waxaana la sheegay in madaafiic gaaraysa ilaa 12...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo soo Agaasimay ayna...
May 20 2013 / No comment / Read More »
Kooxda Totenham ayaa Xalay iska dhex weyday Liiska 4ta Koox ee ingiriiksa u matalaya Champions liguae soo...
May 19 2013 / No comment / Read More »Juventus oo koobkii Talyaaniga ku guulaysatay kadib markii ay ku badisay 2 gool, halka kooxda la ciyaraysay ay wax gool ah helin, Koobksn ayaa ah koobkii 28 aad Talyaaniga (Seria A) oo ay ku guulaysato kooxda Juventus. Goolkii ugu horeeyay ayaa waxaa u dhaliyay Michele Canini (Juventus), waxaana ka muuqatay...
May 7 2012 / No comment / Read More »Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema saaray!. Dalku waa wada dowlad goboleed dustuur iyo calan goonni ah leh!. Dalku waa wada dekedo iyo garoomo diyaaradeed caalami lagu sheego!. Dalku waa wada jaamacado loo abuuray hinaase iyo ficiltan qabyaaladeed!. Dadku waa wada PhD, barfasoor iyo datoor aan aqoonsigooda la hubin!. Dadku waa wada dhaqaatiir iyo kaaliyayaal ay daweyntoodu...
May 6 2013 / No comment / Read More »Waxaa Bari lagu wadaa in kulan ay yeeshaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka soo baxaya kulankaas Warar kala duwan. Kulankaan oo ah mid la dhowrayo ayaa waxaa ka soo baxaya Warar kala duwan, Xildhibaanada baaralamaanka ayaa sheegay in mooshinkaan uu Gadaal ka Riixayo Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya shariif Xasan sheikh aadan oo ka garab haysta Madaxweynaha...
May 21 2013 / No comment / Read More »Oslo:-Waxaa shalay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Sheekh Dr.Cali Saalax wuxuuna ka hadlay Qaflada iyo daaweyteeda taas oo in badan oo inaga naga mid ah ay heyso Qaflad inaga oo iska ilaawnay ama is islaawsiinay in ay jirto maalin si cadaalad ah la isku xisaabin doono. [Audio...
February 21 2012 / No comment / Read More »Caruusa Salon oo laga furey Oslo, Saloonkan cusub oo lagu qurxiyo dumarka ayaa dhowaan laga furey suuqa Caramel Bazaar ee Oslo, Caruusa Salon ayaa usoo bandhigtey Saxaafadda Soomaalida ee Oslo qalabka iyo farsamada ee kusoo kordhisey hawlaha ay qabato. Caruusa Salon ayaa ah goobtii ugu horeesey ee loogu tala galay...
January 25 2012 / 1 comment / Read More »Juventus oo koobkii Talyaaniga ku guulaysatay kadib markii ay ku badisay 2 gool, halka kooxda la ciyaraysay ay wax gool ah helin, Koobksn ayaa ah...
May 7 2012 / No comment / Read More »
Hoyo Milgo ismaaciil Caraale Cabdixakiin Cilmi xasan qadan Xiis Xuseen (Shankaroon) Hodon Axmed Xiis Muna Axmed Xiis Asma Axmed Xiis Nimco Axmed Xiis xamda axmed Xiis Najax axmed Xiis Nadar axmed...
May 3 2012 / No comment / Read More »
Ciyaarta caawa dhex mareysa labadan koox ayaa ah mid aad u kulul oo labo Manchester oo waligoodba xariiftan iyo tartan...
April 30 2012 / No comment / Read More »
Xaflad lagu soo dhaweynayo xubnaga golaha baarlamaanka shacabka Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Hoolka People’s House ee magaalada Oslo ee dalka...
April 9 2013 / No comment / Read More »
Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee waqtiga xagaaga ka dhici jirey magaalada Oslo sanandkasta ayaa maanta ka bilaabmay magaalada Oslo, Mu’tamarkaan ayaa...
March 28 2013 / No comment / Read More »Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema saaray!. Dalku waa wada dowlad goboleed dustuur iyo calan goonni ah leh!. Dalku waa wada dekedo iyo garoomo diyaaradeed caalami lagu sheego!. Dalku waa...
May 6 2013 / No comment / Read More »