Bogga Hore » Muxaadaro You are browsing entries filed in “Muxaadaro”

SU’AALO IYO JAWAABO MUHIIM U AH AXKAAMTA SOONKA SH MAXAMED SH CUMAR DIRIR QEYBTA 1.2.3.4.5

SU’AALO IYO JAWAABO MUHIIM U AH AXKAAMTA SOONKA SH MAXAMED SH CUMAR DIRIR QEYBTA 1.2.3.4.5

July 19th, 2013 | Posted in Diinta, Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Qur'aan, Warar | Read More »

Dhoohnaanshaha iyo dawadiisa, Dhageyso muxaadaro xul ah.

Dhoohnaanshaha iyo dawadiisa, Dhageyso muxaadaro  xul ah.

Oslo:-Waxaa shalay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Sheekh Dr.Cali Saalax wuxuuna ka hadlay Qaflada iyo daaweyteeda taas oo in badan oo inaga naga mid ah ay heyso Qaflad inaga oo iska ilaawnay ama is islaawsiinay in ay jirto maalin si cadaalad ah la isku xisaabin doono. [...]

February 21st, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Norway, Warar | Read More »

Muxaadaro cajiib ah oo soo jeediyey Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax (DAAWO).

Muxaadaro cajiib ah  oo soo jeediyey Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax (DAAWO).

Muxaadaro cajiib ah  oo  noo jeedinayo sheekh  Dr.Cali Maxamed Saalax, Muxaadaradan ayaa ah mid ku baxaysa Luqadda Ingiriiska, waxaan uu ka jeediyey magaalada Oslo ee dalka Norway.Muxaadaradan  ayaa  luqada ingiriiska  ku baxdey  waxaana cinwaanka muxaadarada uu ahaa sida tan:-www.nuxur.com webmaster@nuxur.com nuxur1@gmail.com

January 21st, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Warar | Read More »

Daawo barnaamijkii Ciida iyo Soomaalida Norway. (DAAWO)

Daawo barnaamijkii Ciida iyo Soomaalida Norway. (DAAWO)

November 11th, 2011 | Posted in Muxaadaro, Warar | Read More »

YURUB IYO WAXAAN KU SOO ARKAY SH. MAXAMED CUMAR DIRIR

YURUB IYO WAXAAN KU SOO ARKAY SH. MAXAMED CUMAR DIRIR

Walaalaha  Muslimiiinta  Ka faa’idesta  Muxaadaradan kheyrka  badan.

October 21st, 2011 | Posted in Diinta, Muxaadaro, Warar | Read More »

Toos ugala soco Mu’tamarka 9aad 2011, Oslo, Nuxur TV.

Toos ugala soco Mu’tamarka  9aad 2011, Oslo, Nuxur TV.

Walaalayaal waxan ka cudur daaraneynaa  in    aanan toos gudbin karin   muxaadarooyinka ama xataa aanan duuban karin  sababo jiro awgeed, waxaana kala  xiriiri kartaa xaga  maamulka masaajidka waxii faahfaahin ah. Fadlan hadii aad   wax ka qabto arintaas  hoos ku qor si aan  u ogaano baahidaada iyo meesha aad joogtid. Free Videos [...]

April 22nd, 2011 | Posted in Arimaha, Diinta, Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Warar | Read More »

Mu’tamarkii Tawfiiq Islamisk Senter Oslo Norway. Shicaarka Mu’tamarka: (Muslimiinta deggan galbeedka arimahooda iyo axwaashooda)

Mu’tamarkii Tawfiiq Islamisk Senter Oslo Norway. Shicaarka Mu’tamarka: (Muslimiinta deggan galbeedka arimahooda iyo axwaashooda)

Mu’tamarkii Tawfiiq Islamisk Senter Oslo Norway.Shicaarka Mu’tamarka: (Muslimiinta deggan galbeedka arimahooda iyo axwaashooda)Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub. Waxaanu idinku casuumeynaa idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq. Mu’tamarkan oo ah Mutamarkii 9aad ayaa la qabanayaa Maalinta [...]

April 17th, 2011 | Posted in Diinta, Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Warar | Read More »