Bogga Hore » Norway You are browsing entries filed in “Norway”

Ciidmubarak dhaman umada musliminta qasatan somaliad melkasatey adunka kajogan

Ciidmubarak dhaman umada musliminta  qasatan  somaliad  melkasatey adunka kajogan

Ciid wanagasan dhaman  umada musliminta ah   melkasto oo ada calamka ka jogtan  bahada nuxur  hanbalayada ciida  hawada idin soo marinayan  iyo maamulka nuxur  hanbalyo  sanadan sanadeda illahey hanagu garasiyo basha bash iyo barwaqo  iyo dhulkeno nabada no ah  amiin  yarabi nabad WWW.NUXUR.COM

October 14th, 2013 | Posted in Arimaha, Norway, Warar, Wararka Dibadda | Read More »

Inalilahi Waina ilaehi Rajicun Gaashaanle Sare Xuseen Maxmuud Cali Tarambi.

Inalilahi Waina ilaehi Rajicun  Gaashaanle Sare Xuseen Maxmuud Cali Tarambi.

Waxa cawad kugeryodey wadanka norewy magalamadaxdisa  hadii eyenu nahey bahad warbahinta nuxur gurub waxa tacisi tiranyo leh halakan uga direna ehelki iyo qarabadu kageryodey  adoga somaliyed oo wadani ah  marxum Tarabi oo geri naxadin leh ku timid  waxauu kabaxey dhamn umada somaliyed   halo duceyo  marxumka  ilahey janatu fardus  allah geyo  amiin  waxa an [...]

October 14th, 2013 | Posted in Norway, Warar | Read More »

macalinka koxoda Manchester City FC oo ku dhawaqey inuu cabdisalan caadey uu kadhaqaaq karo kooxda

macalinka koxoda Manchester City FC oo ku dhawaqey inuu cabdisalan caadey uu kadhaqaaq karo kooxda

Macalinka kooxda SKY blue ama u garo in ay tahay manchester city Manuel Pellegrini ayaa u sheegay xidiga Abdisalam Ibrahim  in uu ka dhaqaaqi karo kooxda manchester city bisha January.Xidigaan ka tirsan xulka dalka The Norway Under 21 ayaa loo shaagay in uu boos sooyinkiisa uu ka qaadan karo kooxda man city sida ay ogaatay [...]

October 6th, 2013 | Posted in Ciyaaraha, Norway, Warar | Read More »

Munaasabada 1da Luulyo oo si weyn oo kala duwan looga xusan magaalada Oslo.

Munaasabada 1da Luulyo  oo si weyn  oo  kala duwan looga xusan magaalada Oslo.

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay  oo lagu nooleynayo Usbuuca xoriyada 26 ka Juun, 27 Juun iyo 1da Luulyo 2013,  Xafladan ayaa    lagu kala dhigey labo goobood  oo kala  duwan Gronnland iyo Sofienberg,  Labada goobood ayaa dadka waxay ugasoo qeyb  galeen    si  baahsan wallow  qeybta   Gronnland  ay  dadka  waaweyn iyo caruurta aan [...]

July 1st, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar, Wararka Dibadda, Wareysi | Read More »

Guddiga Caruurta iyo Qoysaska oo xafiis ka furtay magaalada Oslo.

Guddiga Caruurta iyo Qoysaska  oo xafiis   ka furtay magaalada Oslo.

Guddiga Caruurta  iyo Qoysaska ee sanadkii  hore looga dhawaaqay  magaalada Oslo, kadib markii  ay badatay    ubadka  Soomaaliyeed  oo  si sharci/ sharci daraba  ah looga   aruursadey  waalidiintii dhalay , ayagoo lagu  eedeeyey   in waalidiinta ay kasoo bixi waayeen waajibaadkooda amaba si warka  loo dhigey, aysan u qalmin  in ay ubadkooda waalid u noqdaan.Tirada   caruurta Soomaaliyeed [...]

June 2nd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Xafalad lagu soo dhaweynayey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo su’aalo lagu weydiiyey. (DAAWO).

Xafalad lagu soo dhaweynayey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya  iyo su’aalo lagu weydiiyey. (DAAWO).

Xaflad lagu soo dhaweynayo xubnaga  golaha baarlamaanka shacabka Soomaaliyeed   ayaa  ka dhacday  Hoolka  People’s House   ee magaalada Oslo ee dalka Norway. Xubnaha Baarlamaanka ka socday ayaa waxa   u badnaayeen   gudoomiyaasha   15 ka guddi  ee Baarlamaanka, Gudoomiyaha Baarlamaanka  iyo  xubno kale oo  ka mid  ah shaqaalada Baarlamaanka, Xafladan  ayaa kusoo [...]

April 9th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU WAJAHAN DHAMAAN SOOMAALIDA DEGAN OSLO IYO NAWAAXIGEEDA

OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU WAJAHAN  DHAMAAN SOOMAALIDA DEGAN  OSLO IYO NAWAAXIGEEDA

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyed oo ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda inay Waaberi  Restaurant kasoo  guureen goobtii hore una soo guureen  Platous gt 6, xaafada Grønland ee magaalada  Oslo. Xaflada Furitaanka Maqaayada ayaa dhici doonto 25.03 2013 maalinta isniinta ah  saacadu markay tahay 14:00 – 15:00 , Maamulka  Maqaayada   waxay kusoo dhaweynayaan [...]

March 23rd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono mu’tamarkii sanadalaha ahaa 28.03.2013. ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed  ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono  mu’tamarkii sanadalaha  ahaa 28.03.2013.  ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

Mutamarkan ayaa ah  mid sanadla ah, xiliga Guga  ee sanand kastaoo joogta ah, Mu’tamarkan ayaa waxaa  looga faa’ideeyaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool  Norway, khaasatan Oslo iyo  nawaaxigeeda iyo wadamada deriska la ah.Mutamarkan  waxaa  abaabulo   Masjidka Towfiiq  ee magaalada Oslo,  Waxaana inta badan  lagu aadiyaa  waqtiga fasaxa   loo yaqaano Booskaha ee  wadankan Norway, [...]

March 23rd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS KU SOCDA SOOMAALIDA NORWAY.

OGEYSIIS KU SOCDA SOOMAALIDA  NORWAY.

January 24th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Masjidkii ugu weynaa ee Soomaalida Norway ay dhisato… (MUUQAAL)

Masjidkii  ugu weynaa  ee Soomaalida Norway  ay dhisato… (MUUQAAL)

Masaajidkii ugu horeeyay oo ay Soomaali leedahay  dhul iyo dhismaba oo lagu daah furay magaalada Oslo  ee Dalka norway, Masaajidka  ayaa waqtiya badan soo maray  oo aad ukala duwan, heerarkaas ama arxaladahaas ayaa ahaay kuwa adag mararka qaarkood.Masaajidka  dhismahiisa ayaa waxaa  ka qeyb qaatay dhamaan bulshada Soomaaliyeed  gaar ahaan  Soomaalida ku dhaqan Norway, laakiin waxaan [...]

December 23rd, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »