Bogga Hore » Faalooyin iyo Teknooliji You are browsing entries filed in “Faalooyin iyo Teknooliji”

Farriin qaran:-Xal ha loo helo fatahaadda ficileysan!.

Farriin qaran:-Xal ha loo helo fatahaadda ficileysan!.

Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema saaray!. Dalku waa wada dowlad goboleed dustuur iyo calan goonni ah leh!.Dalku waa wada dekedo iyo garoomo diyaaradeed caalami lagu sheego!.Dalku waa wada jaamacado loo abuuray hinaase iyo ficiltan qabyaaladeed!.Dadku waa wada PhD, barfasoor iyo datoor aan aqoonsigooda la hubin!.Dadku waa wada dhaqaatiir iyo kaaliyayaal ay daweyntoodu [...]

May 6th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

Xafalad lagu soo dhaweynayey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo su’aalo lagu weydiiyey. (DAAWO).

Xafalad lagu soo dhaweynayey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya  iyo su’aalo lagu weydiiyey. (DAAWO).

Xaflad lagu soo dhaweynayo xubnaga  golaha baarlamaanka shacabka Soomaaliyeed   ayaa  ka dhacday  Hoolka  People’s House   ee magaalada Oslo ee dalka Norway. Xubnaha Baarlamaanka ka socday ayaa waxa   u badnaayeen   gudoomiyaasha   15 ka guddi  ee Baarlamaanka, Gudoomiyaha Baarlamaanka  iyo  xubno kale oo  ka mid  ah shaqaalada Baarlamaanka, Xafladan  ayaa kusoo [...]

April 9th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Mu’tamarkii 11 aad oo maanta ka bilawdey magaalada Oslo iyo Soomaali badan oo ka kala timid wadamada deriska iyo Gobolada (sawiro).

Mu’tamarkii 11 aad  oo maanta ka bilawdey magaalada Oslo iyo Soomaali badan  oo  ka kala  timid wadamada deriska iyo Gobolada (sawiro).

Mu’tamarkii   sanadlaha ahaa ee   waqtiga  xagaaga ka dhici jirey magaalada Oslo  sanandkasta ayaa maanta ka bilaabmay  magaalada Oslo,  Mu’tamarkaan ayaa ah  sanadkii 11 aad   ee  la  qabanayo,  waxaana  si weyn  uga soo qeyb galay dadka degan magaalada Oslo , Gobolada   dalka  iyo wadamada deriska ah sida Sweden iyo Denmark.Mutamarka ayaa waxuu [...]

March 28th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU WAJAHAN DHAMAAN SOOMAALIDA DEGAN OSLO IYO NAWAAXIGEEDA

OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU WAJAHAN  DHAMAAN SOOMAALIDA DEGAN  OSLO IYO NAWAAXIGEEDA

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyed oo ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda inay Waaberi  Restaurant kasoo  guureen goobtii hore una soo guureen  Platous gt 6, xaafada Grønland ee magaalada  Oslo. Xaflada Furitaanka Maqaayada ayaa dhici doonto 25.03 2013 maalinta isniinta ah  saacadu markay tahay 14:00 – 15:00 , Maamulka  Maqaayada   waxay kusoo dhaweynayaan [...]

March 23rd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono mu’tamarkii sanadalaha ahaa 28.03.2013. ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed  ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono  mu’tamarkii sanadalaha  ahaa 28.03.2013.  ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

Mutamarkan ayaa ah  mid sanadla ah, xiliga Guga  ee sanand kastaoo joogta ah, Mu’tamarkan ayaa waxaa  looga faa’ideeyaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool  Norway, khaasatan Oslo iyo  nawaaxigeeda iyo wadamada deriska la ah.Mutamarkan  waxaa  abaabulo   Masjidka Towfiiq  ee magaalada Oslo,  Waxaana inta badan  lagu aadiyaa  waqtiga fasaxa   loo yaqaano Booskaha ee  wadankan Norway, [...]

March 23rd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS KU SOCDA SOOMAALIDA NORWAY.

OGEYSIIS KU SOCDA SOOMAALIDA  NORWAY.

January 24th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Masjidkii ugu weynaa ee Soomaalida Norway ay dhisato… (MUUQAAL)

Masjidkii  ugu weynaa  ee Soomaalida Norway  ay dhisato… (MUUQAAL)

Masaajidkii ugu horeeyay oo ay Soomaali leedahay  dhul iyo dhismaba oo lagu daah furay magaalada Oslo  ee Dalka norway, Masaajidka  ayaa waqtiya badan soo maray  oo aad ukala duwan, heerarkaas ama arxaladahaas ayaa ahaay kuwa adag mararka qaarkood.Masaajidka  dhismahiisa ayaa waxaa  ka qeyb qaatay dhamaan bulshada Soomaaliyeed  gaar ahaan  Soomaalida ku dhaqan Norway, laakiin waxaan [...]

December 23rd, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Sidee looga ciiday Oslo Norway (Sawiro Cusub)

Sidee looga ciiday Oslo Norway (Sawiro Cusub)

Ka daawao halka hoose sawirada oo dhan Eid Mubarak

October 29th, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Cusub Oslo (Daawo Sawirada)

Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Cusub Oslo (Daawo Sawirada)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka norway ayaa xaflad loogu tala galay soo dhaweynta madaxweynaha cusub ee Jamhuriyada Federalka Soomaaliyeed Ku dhigay Magaalada Oslo ee dalka norwayXafladaas oo ka soo qeyb galeen dadweyne aad u farabadan iyo marti sharaf kale oo eey ka mid ahaayeen wasiiro ka tirsan dalka Norway,Xafladaasi oo si heer sare ah loo soo [...]

September 23rd, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.

Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.

Afhayeenka shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ay ku la deen Wariyayaasha Soomaaliyeed.Waxa uu sheegay dheere in ay lahaayeen mas’uuliyada Qaraxaan waxa uu ugu yeeray Mujaahidiinta shabaab.Sidoo kale Qaraxan ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 20 qof oo u badnaa Wariyayaal, waxaana uuna ahaa kuwa is miidaamin ah, waxaana [...]

September 20th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji, Wareysi | Read More »