Bogga Hore » Wararka Dibadda You are browsing entries filed in “Wararka Dibadda”

Xafalad lagu soo dhaweynayey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo su’aalo lagu weydiiyey. (DAAWO).

Xafalad lagu soo dhaweynayey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya  iyo su’aalo lagu weydiiyey. (DAAWO).

Xaflad lagu soo dhaweynayo xubnaga  golaha baarlamaanka shacabka Soomaaliyeed   ayaa  ka dhacday  Hoolka  People’s House   ee magaalada Oslo ee dalka Norway. Xubnaha Baarlamaanka ka socday ayaa waxa   u badnaayeen   gudoomiyaasha   15 ka guddi  ee Baarlamaanka, Gudoomiyaha Baarlamaanka  iyo  xubno kale oo  ka mid  ah shaqaalada Baarlamaanka, Xafladan  ayaa kusoo [...]

April 9th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU WAJAHAN DHAMAAN SOOMAALIDA DEGAN OSLO IYO NAWAAXIGEEDA

OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU WAJAHAN  DHAMAAN SOOMAALIDA DEGAN  OSLO IYO NAWAAXIGEEDA

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada soomaaliyed oo ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda inay Waaberi  Restaurant kasoo  guureen goobtii hore una soo guureen  Platous gt 6, xaafada Grønland ee magaalada  Oslo. Xaflada Furitaanka Maqaayada ayaa dhici doonto 25.03 2013 maalinta isniinta ah  saacadu markay tahay 14:00 – 15:00 , Maamulka  Maqaayada   waxay kusoo dhaweynayaan [...]

March 23rd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono mu’tamarkii sanadalaha ahaa 28.03.2013. ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

OGEYSIIS ! Dhamaan umadda Soomaaliyed  ee ku nool Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaya inuu Dhici doono  mu’tamarkii sanadalaha  ahaa 28.03.2013.  ka aqariso hoos waxii macluumaad ah.

Mutamarkan ayaa ah  mid sanadla ah, xiliga Guga  ee sanand kastaoo joogta ah, Mu’tamarkan ayaa waxaa  looga faa’ideeyaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool  Norway, khaasatan Oslo iyo  nawaaxigeeda iyo wadamada deriska la ah.Mutamarkan  waxaa  abaabulo   Masjidka Towfiiq  ee magaalada Oslo,  Waxaana inta badan  lagu aadiyaa  waqtiga fasaxa   loo yaqaano Booskaha ee  wadankan Norway, [...]

March 23rd, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

OGEYSIIS KU SOCDA SOOMAALIDA NORWAY.

OGEYSIIS KU SOCDA SOOMAALIDA  NORWAY.

January 24th, 2013 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Masjidkii ugu weynaa ee Soomaalida Norway ay dhisato… (MUUQAAL)

Masjidkii  ugu weynaa  ee Soomaalida Norway  ay dhisato… (MUUQAAL)

Masaajidkii ugu horeeyay oo ay Soomaali leedahay  dhul iyo dhismaba oo lagu daah furay magaalada Oslo  ee Dalka norway, Masaajidka  ayaa waqtiya badan soo maray  oo aad ukala duwan, heerarkaas ama arxaladahaas ayaa ahaay kuwa adag mararka qaarkood.Masaajidka  dhismahiisa ayaa waxaa  ka qeyb qaatay dhamaan bulshada Soomaaliyeed  gaar ahaan  Soomaalida ku dhaqan Norway, laakiin waxaan [...]

December 23rd, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Cusub Oslo (Daawo Sawirada)

Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Cusub Oslo (Daawo Sawirada)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka norway ayaa xaflad loogu tala galay soo dhaweynta madaxweynaha cusub ee Jamhuriyada Federalka Soomaaliyeed Ku dhigay Magaalada Oslo ee dalka norwayXafladaas oo ka soo qeyb galeen dadweyne aad u farabadan iyo marti sharaf kale oo eey ka mid ahaayeen wasiiro ka tirsan dalka Norway,Xafladaasi oo si heer sare ah loo soo [...]

September 23rd, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

Bandhig-faneedka lagu magacaabo ‘East Africa Festival’ oo guul kusoo dhamaaday. OSLO (SAWIRO).

Bandhig-faneedka lagu magacaabo ‘East Africa Festival’ oo guul kusoo dhamaaday. OSLO (SAWIRO).

Oslo- Waxaa goor dhaweyd si aad qurux badan lagu soo gaba-gabeeyey badhtamaha magaaladda Oslo ee dalka Norway, gaar ahaan goobta lagu magacaabo Grønland, bandhig-faneeedkan oo loogu magac daray East Africa Festival, ayaa sanadkan ahaa mid aad uga duwanaa sanadadii hore.Bandhig-faneedkan oo ay kasoo qeyb-galeen dadweyne aad u badan oo ka kala yimid magaaladda Oslo iyo [...]

August 26th, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

War saxaafadeed kasoo baxay shirkii uga socday Golaha Midnimada Soomaaliyeed magaalada Oslo.(SAWIRO).

War  saxaafadeed  kasoo  baxay shirkii uga socday Golaha Midnimada Soomaaliyeed magaalada Oslo.(SAWIRO).

Golaha Midnimada Soomaaliyeedمجلس وحدة الصوما لSomali Unity CouncilPRESS RELEASE Date.       26.8.2012Golaha midnimada soomalyeed ayaa maantay shir aan caadi ahayn oo sadex maamlmood socday kusoo gabagabeeyay dalka norway magaaladda oslo, shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen xubanaha golaha midnimadda soomaliyeed  waxay ka wada hadleen arimo dhawr ah.Shirka oo lagu lafoguray arimaha golaha. waxaa [...]

August 26th, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »

DAAWO sida looga ciiday magaalada Oslo.

DAAWO sida  looga ciiday  magaalada Oslo.

Sawirada Maalinta Ciidul fitri iyo  Oslo.

August 21st, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar, Wareysi | Read More »

Cabdi samad ” anaga Norway Markaan Tagaynay dadka Somalida ah oo aan u tagnay si cad ayaan ugu sharaxnay, dad la soo Celinayo in aan taageerno nagama suurtowdo, marka inta dadkaas la soo celsho haday shabaab dilaan anaga mas’uuliyadas ma qaadi karno.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Dowladda KMG Soomaaliya C/Samad Macallim Maxamuud sheikh Xasan ayaa waxa uu Bogan Nuxur.com uga waramay Safar uu ku tagay dalka Norway, iyo Warar maalmihii la soo dhaafay ay Qoreen Wargaysyada ka soo baxa dalka Norway oo sheegaya in wasiirka arimaha gudaha iyo Madaxa laanta Socdaalka Soomaaliya Jeneral Gaafow [...]

July 14th, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar, Wareysi | Read More »