Dugsi cusub oo qur’aan ka lagu baran karo si fudud!!Waxaa idiin soo gudbineynaa dugsigan oo dhowaan laga sameeyey magaalada Hargeysa, ayaa waxaa lagu soo kordhiyey hab cusub oo casri ah oo aad ku baran karto qur’aanka kariimka si fudud adigoo girugaada jooga.halkan ka daalaco webka.

