Bogga Hore » Arimaha You are browsing entries filed in “Arimaha”

Wasiirkii Maaliyadda Fargeeti oo looga adkaaday doorashadii Xildhibaannimada Aqalka Hoose

Wasiirkii Maaliyadda Fargeeti oo looga adkaaday doorashadii Xildhibaannimada Aqalka Hoose

Wasiirkii Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa goor dhow looga adkaaday doorashadii Xildhibaannimada Aqalka Hoose ee Koofur Galbeed.Doorasho adag oo maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa waxaa kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose ayaa waxaa ku guuleystay Maxamuud Macalin Yaxye oo horay uga mid ahaa Xukuumadihii KMG.Doorashada oo aheyd labo wareeg ayaa wareegii koowaad waxaa [...]

Nofeembar 10th, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Mahad Maxamed Salaad iyo Saciid Nuur Gariish oo ku guuleystay Kursiga Aqalka Hoose

Mahad Maxamed Salaad iyo Saciid Nuur Gariish oo ku guuleystay Kursiga Aqalka Hoose

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad ayaa ku guuleystay kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kaddib markii uu ka adkaaday C/qaadir Cali Diiriye oo loo yaqaano Gen. Subxaanyo.Doorashada oo goor dhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada Cadaado ayaa lagu tartamayay labo kursi oo ka mid ah aqalka Hoose, waxaana labada kursi ahaayeen beesha [...]

Nofeembar 10th, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Galmudug ayaa goor dhow si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado, iyadoo labo kursi maanta loo tartamayo.Ergooyinka 51 xubnood ee matalaya beel walba ayaa u codeynaya labo Musharax oo u taagan hal kursi oo ah kan Beesha Cayr, waxaana ku tartamaya Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad iyo Jen. C/qaadir [...]

Nofeembar 10th, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Boqolaal Muhaajiriin ah oo ku geeriyootay badda Mediterranean ee dalka Libya

Boqolaal Muhaajiriin ah oo ku geeriyootay badda Mediterranean ee dalka Libya

Ugu yaraan 240 tahriibayaal ah ayaa ku geeriyootay badda Mediterraneanta ee xeebaha dalka Libya kadib markii ay la degeen 2 doon oo ay saarnaayeen.Hay’adda muhaajiriinta QM ayaa sheegtay in koox muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 20 dumar ah iyo 6 caruur ah ay dooni yar ka raaceen xeebaha Libya Arbacadii, balse ay doonidaasi saacaddo [...]

Nofeembar 3rd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Weeraro bambaano oo caawa ka dhacay Muqdisho & khasaare nafeed oo ka dhashay

Weeraro bambaano oo caawa ka dhacay Muqdisho & khasaare nafeed oo ka dhashay

Qaraxyo ayaa caawa ka dhacay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kuwaasoo geystay khasaare nafeed sida wararku ay sheegayaan.Kooxo hubeysan ay labo bam gacmeed ku weeraray fariisin ciidamada nabad sugida Somalia ku leeyihiin agagaarka masaajidka Cali Boolaay.Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxyada ka dib la maqlay rasaas ay fureen ciidamada nabad sugida ee ku sugnaa goobta [...]

Nofeembar 3rd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Xaalada magaalada Cabudwaaq oo degen kadib iskahorimaad saaka ka dhacay

Xaalada magaalada Cabudwaaq oo degen kadib iskahorimaad saaka ka dhacay

Wararka ka imanaya degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in xaalada degmada Cabudwaaq ay degen tahay caawa kadib markii iskahorimaad hubeysa uu ku dhex maray maanta maleeshiyo beeleed.Iskahorimaadkan ayaa sababay dhimashada lix ruux oo isugu jira dad rayid ah iyo maleeshiyaadkii dagaalamayay.Dagaalkan ayaa salka ku haya aano qabiil iyo aargoosi iyadoo hore beelaha haatan [...]

Nofeembar 3rd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Midowga Yurub

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Midowga Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga uga guddoomay  Verinoque Lorenzo oo uu Midowga Yurub u soo magcaabay safiirkooda Soomaaliya fadhin doonta.Madaxweynaha oo uu wehliyo, wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo saraakiil kale, waxa uu war-bixin ku saabsan shaqadeeda Cusub ka dhageystay Mss Lorenza.Xasan Sheekh [...]

Nofeembar 3rd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Ciidanka dowlada & Koonfur galbeed oo ka baxay degaan ay maalmo ka hor ka saareen Al-Shabaab

Ciidanka dowlada & Koonfur galbeed oo ka baxay degaan ay maalmo ka hor ka saareen Al-Shabaab

Ciidamadii dowlada iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed ayaa isaga baxay degaanka Goof-guduud oo 30km ka baxsan magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.Labo maalin ka hor ayaa Ciidamadan waxay ka saareen degaanka Goof-guduud xoogaga Al-shabaab oo dagaal ku qabsaday, waxayna badankood hadda dib ugu laabteen magaalada Baydhabo.Barakac xoogan ayaa la soo sheegayaa inuu ka jiro degaanka Goof-guduud, [...]

Nofeembar 2nd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Saxafiyiinta Soomaalida ee Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Saxafiyiinta Soomaalida ee Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  maantga kulan looga hadlayey wada-shaqeynta warbaahinta dawladda la qaatay Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho.Kulanka sanandlaha ah ee u dhaxeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Warbaahinta Soomaalida, waxa uu ahaa kulan ka duwan kuwii hore, wada hadal qaatay muddo ka badan afar saacadood ayaa dhexmaray [...]

Nofeembar 2nd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »

Diiwaan gelinta Musharaxiinta Aqalka hoose oo maanta ka bilaabatay Cadaado

Diiwaan gelinta Musharaxiinta Aqalka hoose oo maanta ka bilaabatay Cadaado

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay inay bilaabatay diiwaan gelinta Musharaxiinta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.Afhayeenka Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug Yuusuf Diiriye Maxamuud ayaa sheegay in maanta oo ku beegan taariikhda 2-bisha November ay si rasmi u bilaabatay diiwaan gelinta Musharaxiinta.Afhayeenka ayaa sheegay in xareeyeen illaa 969 [...]

Nofeembar 2nd, 2016 | Posted in Arimaha, Warar | Read More »