Ardeyda Soomaalida ee ku nool dalka China oo wacdaro ka dhigey, bandhiga ciyaaraha Dhaqamada kala duwan, sidaad ku arkeesid video ga waxaad dareemeesaa qaabka ay isku soo diyaariyeen si ay dhaqankooda kor ugu qaadey, anagana waxaan dhaheynaa ”Hambalyo “. // Xafiiska Nuxur Media ee Asia webmaster@nuxur.com



