Radio Maqal (Sabti/Talaada, 08:00 – 11:00 pm) si toos ah uga dhageeso halkan.
War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Q.midoobay ee Nairobi ayaa manta lagu amray siyaasiyiinta Soomaaliya in ay ka soo qeybgalaan shir ka dhacaya 12-ka bishan Nairobi, Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Q.midoobay Soomaaliy ayaa waxa uu ahaa sian.Magaalada airobi ayaa maanta looga dhawaaqay in uu bisha April 12-kaada ka dhici doono shir sare [...]