Bogga Hore » Wareysi
You are browsing entries filed in “Wareysi”
Wararka ka imaanaya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka kacay dab la sheegay in uu gaystay qasaare aad u balaaran.Wararka ayaa sheegaya in dabkan uu ka kacay Suuq halkaas ku yaala waxaana ka soo baxaya Warar kala duwan qaabka uu u kacay dabkaan.Sidoo kale dagaal kulul ayaa goor [...]
October 18th, 2012 | Posted in Wareysi | Read More »
Afhayeenka shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ay ku la deen Wariyayaasha Soomaaliyeed.Waxa uu sheegay dheere in ay lahaayeen mas’uuliyada Qaraxaan waxa uu ugu yeeray Mujaahidiinta shabaab.Sidoo kale Qaraxan ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 20 qof oo u badnaa Wariyayaal, waxaana uuna ahaa kuwa is miidaamin ah, waxaana [...]
September 20th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji, Wareysi | Read More »
Sawirada Maalinta Ciidul fitri iyo Oslo.
August 21st, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar, Wareysi | Read More »
Dr Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow) oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey qorshihiisa siyaasadeed ee uu damacsan yahay haddii uu ku guuleysta doorashada, isagoo sheegay uu wax badan ka beddeli doono xaaladda dakal ee dhinacyada ammaanka, siyaasadda iyo dhaqaalaha.Baadiyow oo wareysi siiyey Bar-Kulan ayaa sheegay in qorshihiisa uu [...]
August 13th, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Warar, Wareysi | Read More »
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Dowladda KMG Soomaaliya C/Samad Macallim Maxamuud sheikh Xasan ayaa waxa uu Bogan Nuxur.com uga waramay Safar uu ku tagay dalka Norway, iyo Warar maalmihii la soo dhaafay ay Qoreen Wargaysyada ka soo baxa dalka Norway oo sheegaya in wasiirka arimaha gudaha iyo Madaxa laanta Socdaalka Soomaaliya Jeneral Gaafow [...]
July 14th, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar, Wareysi | Read More »
Xaflad lagu soo dhaweynayo Kabtanka Xulka Qaranka Ciise Aadan (Ciise Dheere) oo ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway.Xafladan ayaa ku soo beegan tay xili uu ciyaar yahanka Qaranka uu wadanka Norway dib ugu soo noqdey kadib markii uu soo dhameestey shaqadii safarka oo uu ugu baxay Geeska Afrika, Kabtan Ciise ayaa war [...]
January 18th, 2012 | Posted in Arimaha, Bulshadda, Ciyaaraha, Faalooyin iyo Teknooliji, Ganacsiga & Xayeysiinta, Norway, Warar, Wareysi | Read More »
PRELIMINARY PROGRAMME 10th Horn of Africa Conference with Focus on the Role of Women in Promoting Peace and Development 23 rd – 24 h September 2011, Lund, Sweden PRELIMINARY PROGRAMME10th Horn of Africa Conference with Focus on the Role of Women in Promoting Peace and Development 23rd – 24h September 2011, Lund, Sweden
September 22nd, 2011 | Posted in Warar, Wareysi | Read More »
Musharax Baashe muuse oo ku guuleystey in uu xubin ka noqdo golaha deegaanka Magaalada Oslo, dhawr daqiiqo ka hor ayaan waxaa Nuxur Media kula kulantey xaruntiisa Oslo.Musharixiin kale ayaa jira, laakiin mar aan isku dayney in aan la xiriirno ayaa noo suurageli weysey, laakiin waxaan xaqiijiney in Baashe Muuse uu helay tirada ugu badan ee [...]
September 14th, 2011 | Posted in Warar, Wareysi | Read More »
Kulan balaaran ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway, Kulankan ayaa loogu magac daray Shirka Nabadda Soomaaliya (Somali Peace Confrence ).Shirkan ayaa ah mid dad badan ay kasoo qeyb galeen, kasoo qeybgalayaasha ayaa lagu qayaasey inta u dhaxeesa 1000 ilaa 1500 qof, dadka ayaa ka kala yimid magaala madaxda Oslo, Gobolada Norway, [...]
September 11th, 2011 | Posted in Warar, Wareysi | Read More »
July 31st, 2011 | Posted in Warar, Wareysi | Read More »