Bogga Hore » Warar You are browsing entries filed in “Warar”

Hambalyo dhalsho oo loo Dirayo sheikh Xasan sheikh axmed iyo Xabiibo sheikh Maxamed oo gabari ugu dhalatay dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi..

Hambalyo dhalsho oo loo Dirayo sheikh Xasan sheikh axmed iyo Xabiibo sheikh Maxamed oo gabari ugu dhalatay dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi..

Cabdixakiin Cilmi XasanIbraahim Geedow Cawaale BiiboC/salaam Xasan Daa’uudMaxamed Cismaan XabiibCumar CaaqilC/qaadir Xasan Cilmi HeneryLiibaan Cali MaxamedBashiir daahir CabdiXasan Cali XasanC/llaahi JanuuneC/risaaq Mire kulaneMuno MahdiBishaaro maxamed CaliAyaan Maxamuud CabduleHoyo Nuuro sheikh YuusufShamso Xasan DacalIfraax maxamed XasanIfraax Siciid XaashiFartuun Maxamuud CabduleNimco axmed saladSahro abatiyeeyKowsar sheikh XasanSahro sheikh XasanFaadumo sheikh XasanCaa’isha sheikh XasanC/qani sheikh Xasan iyo dhamaan sheikh [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Ra’iisul Wasaare Saacid oo kulan la qaatay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa..

Ra’iisul Wasaare Saacid oo kulan la qaatay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom.Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Dowlada Bakistaan oo Mamnuucday kabaha la Xirto in laga hoos qaato Sigisaanta ama iskaarshada..

Dowlada Bakistaan oo Mamnuucday kabaha la Xirto in laga hoos qaato Sigisaanta ama iskaarshada..

Sheeko yaab leh oo qofkii maqlaa aysan ka dhaadhaceynin ayay ku dhawaaqday dowlada Bakistan oo ku taala qaarada Asia taasi oo mamnuucday in dadka kabaha Labiska ama buudka aysan ka hoos xiran karin sigisaanta loogu talagalay in lagu qaato.Go’aanka dowlada Bakistan ay ku mamnuucday in dadka Shacabka ah iyo qof walba oo dalkaasi ku nool [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Dagal aan waxba la isku Reeban oo hada ka socda Deegaanka Ceel-Cade oo qiyaastii 75-KM Galbeedka B/weyne..

Dagal aan waxba la isku Reeban oo hada ka socda Deegaanka Ceel-Cade oo qiyaastii 75-KM Galbeedka B/weyne..

Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne gaar ahaan Deegaanka Ceel-Cade oo qiyaastii 75-KM Galbeedka Kaga beegan Magaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal Culus uu halkaas ka socodo.Dagaalkan oo ah mid aad u kulul oo la isku adeegsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan, ayaa bilaawday galabta casirkii waxaana la sheegay in haatan uu sii [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

War deg deg ah: kulankii baarlamaanka oo soo dhamaaday Xukuumada saacid oo badbaaday..

War deg deg ah:  kulankii baarlamaanka oo soo dhamaaday Xukuumada saacid oo badbaaday..

Waxaa goor dhawayd soo idlaaday Kulankii u socday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo hadlayay  mooshinkii ay ka keeneen Xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Saacid.Kulankan oo ay ka soo Qeybgaleen Xildhibaano gaaraya ilaa 223 Xildhibaan ayaa la sheegay in uu shir Gudooominayay Gudoomiyaha baarlamaanka jawaari.Kulankaan ayaa markii uu  socday in mudo ah waxaa Cod gacantaag ah [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Xaalada Jubbooyinka oo kacsan Ururo looga dhawaaqay halkaas..

Xaalada Jubbooyinka oo kacsan Ururo looga dhawaaqay halkaas..

Xabiibo Xasan  Warsame  oo Xubin ka ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee uu Madaxwaynaha ka ahaa Prof Gaandi hadana kamid ah Taageerayaasha Prof-ka ayaa shaaca ka qaaday in ay Cadaalad daro ku dhacday doorashadii todobaadkaan gudihiisa ka dhacday Kismaayo ee lagu doortay Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).Xabiibo oo Waraysi dhinacyo badan taabanaya siisay Warbaahinta Caalamiga [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Yuusuf Garaad Cumar Axmed Madiixii horre BBC-da laanta Afsoomaaliga ayaa wareysi la yeeshay Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds…

Yuusuf Garaad Cumar Axmed Madiixii horre BBC-da laanta Afsoomaaliga ayaa wareysi la yeeshay Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds…

Yuusuf Garaad Cumar Axmed Madiixii horre BBC-da laanta Afsoomaaliga ayaa wareysi la yeeshay Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds.Su’aalaha ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwa qofkii doonaya in weydiiyo wasiirka ay u faran yihiin.Wasiirka oo isla markaana ah mudane Baarlamaanka oo la soo doortay ayaa qiyaastii 45 waxaa uu [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Itobiya oo ka codsatay IGAD iyo Kenya in arimaha Jubbooyinka looga danbeeyo Dowlada Soomaaliya..

Itobiya oo ka codsatay IGAD iyo Kenya in arimaha Jubbooyinka looga danbeeyo Dowlada Soomaaliya..

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay doonayso in looga dambeeyo Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka dowladda Soomaaliya.Afhayeenka Ra’isal Wasaaraha dalka Ethiopia oo la hadlayay V.O.A da ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la jirin dhinac gaar ah oo ku aadan Maamullada dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Afhayeenka oo hadalkiisa [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

Raisal Wasaare saacid oo goor dhaw hor tagaya baarlamaanka Soomaaliya..

Raisal Wasaare saacid oo goor dhaw hor tagaya baarlamaanka Soomaaliya..

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu hortago xildhibaannada baarlamaanka si codka kalsoonida loo siiyo xukuumadiisa.Ra’iisal wasaaraha ayaa dhawaan isaga iyo xukuumadiisa laga keenay mooshan ka dhan ah, waxaana xildhibaannada baarlamaan ay ku eedeeyeen xukuumada hadda jirta wax-qabad la’aan iyo ammaan xumo ay ku soo kordhisay [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magalada Munchen ee dalka Germany in la qaban doono kulan balaaran ee looga hadlayo qabanqaabada xuska munaasabada 1da Luuliyo.Kulanka oo u jeedadiisa tahay in si wadajir ah loo suubiyo xaflad balaaran oo lagu xusayo malinta Calanka Soomaaliya, waxaa dhamaan laga codsanayaa Dadweynaha iney kasoo qeyb [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Warar | Read More »