Bogga Hore » Bulshadda You are browsing entries filed in “Bulshadda”

Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.

Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.

Afhayeenka shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ay ku la deen Wariyayaasha Soomaaliyeed.Waxa uu sheegay dheere in ay lahaayeen mas’uuliyada Qaraxaan waxa uu ugu yeeray Mujaahidiinta shabaab.Sidoo kale Qaraxan ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 20 qof oo u badnaa Wariyayaal, waxaana uuna ahaa kuwa is miidaamin ah, waxaana [...]

September 20th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji, Wareysi | Read More »

Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame oo loo saadaalinayo in uu ku Guulaysto Doorshada, Qurba joogta, Ururada Bulshada iyo dadka soomaaliyeed oo hadal haya, warbixin, Sawiro

Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame oo loo saadaalinayo in uu ku Guulaysto Doorshada, Qurba joogta, Ururada Bulshada iyo dadka soomaaliyeed oo hadal haya, warbixin, Sawiro

Musharax Xidhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ahaana Wasiirkii Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga Xukuumadii Cumar C/rashiid Cali sharmaarke, kana mid ah musharixiinta Xiligan u taagan Xilka Madaxweynanimo ee Soomaaliya, ahna kuwa ugu cad cad, ayaa waxaan maqaalkan ku soo qaadanaynaa warbixin ku aadan, siyaasadiisa Aqoontiisa taageerada bulshada uu ka haysto. Siyaasigan C/raxmaan C/shakuur waxa [...]

July 21st, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

Murashaxa madaxweyne ee Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyoow) kulan la qaatay ururrada blushada rayidka ah iyo dhallinyarada Soomaaliyeed

Murashaxa madaxweyne ee Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyoow)  kulan la qaatay ururrada blushada rayidka ah iyo dhallinyarada Soomaaliyeed

.Kulankan oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxay bulshada rayidka iyo dhallinyaradu su’aalo ku weydiiyeen Dr. C/raxmaan Baadiyoow waxayna su’aalahan intooda badan ku qotomeen waxyaabaha uu qaban doono haddii uu ku guuleysto xilka madaxnimo ee Soomaaliya. “Dowladda aan hoggaamiyaha u noqon doono, waxay noqon doontaa mid bulshada u damqata, dadka dhibka u nugul sida: carruurta, haweenka [...]

July 19th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji | Read More »

Sheekh Umul ” odayaal iyo dad aan aqoon lahayn inta meesha lagu aruuriyo oo la yiraah dastuurkii ma aqrideen haa waan aqrinay, ma qaadateen haa waan qaadanay, waala ansixiyay, timir lafbaa ku jirta..

Sheekh Umul ” odayaal iyo dad aan aqoon lahayn inta meesha lagu aruuriyo oo la yiraah dastuurkii ma aqrideen haa waan aqrinay, ma qaadateen haa waan qaadanay, waala ansixiyay, timir lafbaa ku jirta..

sheekh umul oo ka miid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadalay dastuurka qabyo Qoraaleedka maanta loo fadhiistay in laga hadlo.umul ayaa sheegay in dastuurka uu yahay mid aan diinta waafaqsanayn, taasi oo uu ku macneeyay wax ka badan diinta ale in ay tahay in la qaaato baadilnimo iyo alle oo lala tartamo.sheekha ayaa ku [...]

May 5th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji | Read More »

Maamulka Webka Nuxur.com waxa uu hanbalyo Meher Wacan u Dirayaa khadar C/kariin sheekh axmed iyo Filsan Axmed Xiis oo Meherkoodu ka dhacay Sweden..

Maamulka Webka Nuxur.com waxa uu hanbalyo Meher Wacan u Dirayaa khadar C/kariin sheekh axmed iyo Filsan Axmed Xiis oo Meherkoodu ka dhacay Sweden..

Hoyo Milgo ismaaciil Caraale Cabdixakiin Cilmi xasan qadan Xiis Xuseen (Shankaroon) Hodon Axmed Xiis Muna Axmed Xiis Asma Axmed Xiis Nimco Axmed Xiis xamda axmed Xiis Najax axmed Xiis Nadar axmed Xiis] Nashaad Axmed Xiis Hibo Axmed Xiis Marwo Axmed Xiis safa Axmed Xiis caydaruus axmed Xiis C/qaadir axmed Xiis Maxamed Axmed Xiis [...]

May 4th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji | Read More »

Maamulka Webka Nuxur.com waxa uu hanbalyo Meher Wacan u Dirayaa khadar C/kariin sheekh axmed iyo Filsan Axmed Xiis oo Meherkoodu ka dhacay Sweden..

Maamulka Webka Nuxur.com waxa uu hanbalyo Meher Wacan u Dirayaa khadar C/kariin sheekh axmed iyo Filsan Axmed Xiis oo Meherkoodu ka dhacay Sweden..

Hoyo Milgo ismaaciil Caraale Cabdixakiin Cilmi xasan qadan Xiis Xuseen (Shankaroon) Hodon Axmed Xiis Muna Axmed Xiis Asma Axmed Xiis Nimco Axmed Xiis xamda axmed Xiis Najax axmed Xiis Nadar axmed Xiis] Nashaad Axmed Xiis Hibo Axmed Xiis Marwo Axmed Xiis safa Axmed Xiis caydaruus axmed Xiis C/qaadir axmed Xiis Maxamed Axmed Xiis khaalid axmed [...]

May 3rd, 2012 | Posted in Bulshadda, Ciyaaraha, Warar, Wararka Dibadda | Read More »

Libaax cuni rabo canug yar oo hal-sano jir ah.(DAAWO).

Libaax cuni rabo canug yar oo hal-sano jir ah.(DAAWO).

Libaaxan ayaa isku dayaya dhowr jeer in uu cuno canugan,  canuga  oo ah hal sano jir ah, ayaa waxa  loo geliyey fanaanad   u eg kalarka  ama midabka dameer  farowga , taasoo ah mid riig riigmo  cadaan iyo  madow ah.Halkan ka daawo.

May 3rd, 2012 | Posted in Sheekeeyin, Warar | Read More »

C/qaadir Axmed Farax “ isbitaalka Makkah Nursing Home waxaa la aas aasay 2007-kii Waxa uuna ku yaalaa Xaafada islii, waxa uuna qabtaa adeeg Caafimaad, Sawiro

C/qaadir Axmed Farax “ isbitaalka Makkah Nursing Home waxaa la aas aasay 2007-kii Waxa uuna ku yaalaa Xaafada islii, waxa uuna qabtaa adeeg Caafimaad, Sawiro

Makkah Nursing Home waxa uu ka midyahay isbitaalada ku yaala magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafada ay Soomaalida dagan tahay ee islii, waxa uuna leeyahay adeegyo kala duwan oo Caafimaad sida uu noo sheegay Agaasimaha isbitaalkaas C/qaadir Axmed faarax.Isbitaalka oo ku yaala Wadada 12-ka ayaa waxa uu yahay Isbitaal waxyaabo badan ku soo kordhiyay magaalada Nairobi [...]

February 25th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

The city that opened its heart to me.

The city that opened its heart to me.

MOHAMED Harun Mohamoud came to Sheffield from Somalia ten years ago after being blinded when a landmine exploded in his face while working for the United Nations.At the age of 26, he was looking to start a new life away from a country where blindness ruled out any chance of education or employment.Sheffield not only [...]

February 5th, 2012 | Posted in Bulshadda, Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

Kabtanka Xulka Qaranka oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyey Oslo.

Kabtanka Xulka  Qaranka oo xaflad  soo dhaweyn loogu sameeyey Oslo.

Xaflad lagu soo dhaweynayo Kabtanka Xulka Qaranka Ciise Aadan (Ciise Dheere) oo ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway.Xafladan ayaa  ku soo beegan tay xili uu ciyaar yahanka Qaranka uu wadanka Norway dib ugu soo noqdey kadib    markii uu soo dhameestey shaqadii safarka oo uu  ugu baxay  Geeska  Afrika, Kabtan Ciise  ayaa   war [...]

January 18th, 2012 | Posted in Arimaha, Bulshadda, Ciyaaraha, Faalooyin iyo Teknooliji, Ganacsiga & Xayeysiinta, Norway, Warar, Wareysi | Read More »