Libaaxan ayaa isku dayaya dhowr jeer in uu cuno canugan, canuga oo ah hal sano jir ah, ayaa waxa loo geliyey fanaanad u eg kalarka ama midabka dameer farowga , taasoo ah mid riig riigmo cadaan iyo madow ah.Halkan ka daawo.
Waa gortaas marka ay haweeneyda masayrsani ay si joogto ah u tiraahdo ereyo ay ka mid yihiin: Ninkeyga xaalkiisu ma fiicna…Ayaamahan arrinkiisa waa la garan la’yahay…waxaanba u malaynayaa in uu naag kale meelahaas ku haysto…malahaba aan ka daayo, waaba hubaal e…maxaa la tarayaa oo la isku hayaa…waa tan habeen walba saacado dambe la iska soo [...]
Ilaa iyo bilowgii aadanaha waxaa socotey kor-ukac tirada dadka. Tallabadaas waxay dadka ku riixday in qoys la sameeyo, ugu dambayna qoysas isku tegey ay ka abuurmaan ummadaha jira. Sidaas darteed ayaa loo oran karaa qoysku waa unugga Koowaad (1aad) ee dhismaha mujtamaca. Waxaa intaas weheliya, marka la doonayo in la hormariyo danaha ummadda caalamka ku [...]