Ciidamadan ayaa waxay weerar ku qaadeen bariga iyo badda oo ay ku ugaarsadeen dad ee ugu yeereen burcad badeed .Ciidamadan ayaa si naxariis daro ah u toogtay uga gubay doomankii ee wateen dadka lagu sheegay in ay yihiin burcad badeed, ciidamadan ayaa sidoo kale waxba ka qaban maraakiibta xamaaratada oo gurta kaluunka [...]







