Wasiirka Caafimaadka maamul goboleedka Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo soo gaarey magaalada Oslo ee dalka Norway, Soomaalida qurbo-joogta reer Norway oo si heer sare usoo dhaweeyey wasiirka, maadaama wasiirka uu deganaan jirey wadanka Norway khaasatan magaalada Oslo.Wararka qaar ayaa sheegaya in uu Wasiirka Caafimaadka maamul goboleedka Puntland uu la kulmi doono Wasaarada Arimaha Dibadda [...]


