Caruusa Salon oo laga furey Oslo, Saloonkan cusub oo lagu qurxiyo dumarka ayaa dhowaan laga furey suuqa Caramel Bazaar ee Oslo, Caruusa Salon ayaa usoo bandhigtey Saxaafadda Soomaalida ee Oslo qalabka iyo farsamada ee kusoo kordhisey hawlaha ay qabato.Caruusa Salon ayaa ah goobtii ugu horeesey ee loogu tala galay [...]


