Bogga Hore » Diinta
You are browsing entries filed in “Diinta”
Kutaabkan ayaa dhowaan laga bilaabay masaajidka Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway, Kitaabkan waxaa noo aqrinayo Sheekh/Dr. Cali Maxamed Saalax.Cashirka 1aad waxuu ku saabsan yahay:- Madhabu Ahlu sunna wal JamaacaHalkan ka Dhageyso cashirada ilaa hadda baxay. Cashirka 1aad (Manhaj Ahlu suna Waljamaaca)[Audio clip: view full post to listen]Cashirka 2aad (02 Shiicada imaamiyada) [Audio clip: view [...]
March 13th, 2012 | Posted in Warar, kitaabka Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan | Read More »
Walaalaha waxaan ugu bishaareyneynaa in mutamarka lagu qabanayo xaafadda Økern, gaar ahaan garoonka kubada cagta lagu ciyaaro xili qaboobaha (garoon deden).Walaalha ka imaanaya wadanka dibadiisa waxaan loogu bishaareynayaa in Mutamarku buuxinayo 10sano, sidaa awgeed waxaa la diyaariyay, meel la jiifto, sidaa darteed qofwalba waa in uu soo qaato wuxu ku jeefsalahaa, sida bacda la dhexgalo.
March 11th, 2012 | Posted in Diinta, Faalooyin iyo Teknooliji, Norway, Warar | Read More »
Oslo:-Waxaa shalay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Sheekh Dr.Cali Saalax wuxuuna ka hadlay Qaflada iyo daaweyteeda taas oo in badan oo inaga naga mid ah ay heyso Qaflad inaga oo iska ilaawnay ama is islaawsiinay in ay jirto maalin si cadaalad ah la isku xisaabin doono. [...]
February 21st, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Norway, Warar | Read More »
Muxaadaro cajiib ah oo noo jeedinayo sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax, Muxaadaradan ayaa ah mid ku baxaysa Luqadda Ingiriiska, waxaan uu ka jeediyey magaalada Oslo ee dalka Norway.Muxaadaradan ayaa luqada ingiriiska ku baxdey waxaana cinwaanka muxaadarada uu ahaa sida tan:-www.nuxur.com webmaster@nuxur.com nuxur1@gmail.com
January 21st, 2012 | Posted in Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Warar | Read More »
November 11th, 2011 | Posted in Muxaadaro, Warar | Read More »
Walaalaha Muslimiiinta Ka faa’idesta Muxaadaradan kheyrka badan.
October 21st, 2011 | Posted in Diinta, Muxaadaro, Warar | Read More »
Halkan ka dhageeso Qur’aanka Kariimka
July 24th, 2011 | Posted in Qur'aan | Read More »
Maamulka Nuxur Media waxay kuusoo gudbin doontaa la socodka abaaraha Soomaaliya. maamulka@nuxur.com nuxur1@gmail.com
July 12th, 2011 | Posted in Ciyaaraha, Diinta, Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »
Dugsi cusub oo qur’aan ka lagu baran karo si fudud!!Waxaa idiin soo gudbineynaa dugsigan oo dhowaan laga sameeyey magaalada Hargeysa, ayaa waxaa lagu soo kordhiyey hab cusub oo casri ah oo aad ku baran karto qur’aanka kariimka si fudud adigoo girugaada jooga.halkan ka daalaco webka.
May 23rd, 2011 | Posted in Diinta, Warar, Waxbarashadda | Read More »
Walaalayaal waxan ka cudur daaraneynaa in aanan toos gudbin karin muxaadarooyinka ama xataa aanan duuban karin sababo jiro awgeed, waxaana kala xiriiri kartaa xaga maamulka masaajidka waxii faahfaahin ah. Fadlan hadii aad wax ka qabto arintaas hoos ku qor si aan u ogaano baahidaada iyo meesha aad joogtid. Free Videos [...]
April 22nd, 2011 | Posted in Arimaha, Diinta, Faalooyin iyo Teknooliji, Muxaadaro, Warar | Read More »