Bogga Hore » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Juventus oo koobkii Talyaaniga ku guulaysatay kadib markii..(SAWIRO)

Juventus  oo  koobkii Talyaaniga  ku guulaysatay kadib markii..(SAWIRO)

Juventus  oo  koobkii Talyaaniga  ku guulaysatay kadib markii ay ku badisay         2 gool, halka kooxda la ciyaraysay   ay wax gool ah helin, Koobksn ayaa ah   koobkii  28 aad  Talyaaniga (Seria A) oo ay ku guulaysato kooxda Juventus.Goolkii  ugu horeeyay ayaa waxaa u dhaliyay Michele Canini (Juventus), waxaana  ka muuqatay [...]

May 7th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Maamulka Webka Nuxur.com waxa uu hanbalyo Meher Wacan u Dirayaa khadar C/kariin sheekh axmed iyo Filsan Axmed Xiis oo Meherkoodu ka dhacay Sweden..

Maamulka Webka Nuxur.com waxa uu hanbalyo Meher Wacan u Dirayaa khadar C/kariin sheekh axmed iyo Filsan Axmed Xiis oo Meherkoodu ka dhacay Sweden..

Hoyo Milgo ismaaciil Caraale Cabdixakiin Cilmi xasan qadan Xiis Xuseen (Shankaroon) Hodon Axmed Xiis Muna Axmed Xiis Asma Axmed Xiis Nimco Axmed Xiis xamda axmed Xiis Najax axmed Xiis Nadar axmed Xiis] Nashaad Axmed Xiis Hibo Axmed Xiis Marwo Axmed Xiis safa Axmed Xiis caydaruus axmed Xiis C/qaadir axmed Xiis Maxamed Axmed Xiis khaalid axmed [...]

May 3rd, 2012 | Posted in Bulshadda, Ciyaaraha, Warar, Wararka Dibadda | Read More »

Maxaa kala haysta caawa Labo Manchester (kala soco Nuxur.com).

Maxaa kala haysta  caawa Labo Manchester (kala soco Nuxur.com).

Ciyaarta caawa dhex mareysa  labadan koox ayaa ah mid aad u kulul  oo   labo Manchester oo waligoodba   xariiftan iyo tartan ka dhaxeysay  ay caawa  isku haystaan  koobka English League.Manchester United ayaa waxay ka horeysaa  3 dhibcood manchester City, marka  hadii  caawa ay badiso Man city waxay  noqonayaa kuwa isku dhibca ah, laakiin  Man. [...]

April 30th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Real Madrid oo laga reebay koobka ay ku haminaysay, Real Madrid Vs Bayern Munich 2-1( agg 3:3)

Real Madrid  oo  laga reebay koobka ay ku haminaysay, Real Madrid Vs Bayern Munich 2-1( agg 3:3)

Ciyaartan ayaa waxaa laysla dhaafi wayay bareejo,  taasoo markii dambe lagu daray  30 daqiiqad oo dheeraad ah,  laakin ayadana waa laysla dhaafi waayay, waxay ugu dambayn qasabtay in ay  loo dhigo Rigooro, taas oo lagu kala baxo  kooxda   finalka aadi doonto iyo  kooxda kale  oo wareega sadexaad tartan u geli doonto.Kooxda  sida weyn loogu [...]

April 26th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Kooxda Barcelona oo caawa bareeja uga hartay Champions League (Barcelona 2-2 Chelsea, (agg 2-3)).(DAAWO)

Kooxda Barcelona oo caawa bareeja uga hartay Champions League (Barcelona 2-2 Chelsea, (agg 2-3)).(DAAWO)

waxaa daqiiqado ka hor soo idlaaday Cayaar xiiso badnayd oo saacadihii la soo dhaafay la sugayay, oo dhexmaraysay kooxaha barcelona iyo chelsea.Chelsea oo  ka guulaysatey xulka   loo taagta waayay  sanadihii ugu dambeeyay ee Barcelona, iyo Chelsea oo usoo carfeeso koobka  iyo rajada ay ka leedahay.Ciyaartan ayaa ahayd midii labaad  ee wada cayaarayeen  labada kooxood, [...]

April 24th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Dhalinyarada Isboortiga ee magaalada Oslo oo soodhaweyn u sameeyay Col. Maxamed deeqow macalin.

Dhalinyarada Isboortiga ee magaalada Oslo oo soodhaweyn u sameeyay  Col. Maxamed  deeqow macalin.

Waxaa  Soo garey  Magaalada  Oslo ee dalka   Norwey  oo Boqasho  gaban  Ku  yimi  Kol.  Maxaned  deqoow  macalin  oo  ka  mid  ahaan  jirey  kooxdii  caanka  ahayd  ee  cawa  iyo  maalin  Horseed  isla  markasna  ka  mid  ahaan  jirey  saraakiishii hore  ee ciidanka  booliiska  soomaliyeed  waqtigii  dowladii  dhexe  ka  hor  dagaaladii   sokeeye. Macalinka  oo  qeyb [...]

April 19th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Faalooyin iyo Teknooliji, Warar | Read More »

Manchester City 2 – 1 Chelsea (DAAWO).

Manchester City 2 – 1 Chelsea (DAAWO).

Manchester city ayaa waxay ku garaacday 2 – 1 Kooxda Chelsea. Ciyaarta ayaa ahayd mid aad u kulul daawo sid loo dhaliyey goolasha.

March 21st, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Juventus oo laga diidey gool sax ah, iyo milaan oo ugu damnbeyn bareejo ku tuugtantey.(SAWIRO)

Juventus oo laga diidey gool sax ah, iyo  milaan  oo ugu damnbeyn bareejo ku tuugtantey.(SAWIRO)

Ciyaarta ayaa dhowaan bilaabatey 05:00  Labada kooxood ayaa muujinaya taxadir waxayna u muuqataa in Labada kooxood ay dadaalayaan. 14:11  Waxaa gool dhaliyey nr 22 Antonia oo u ciyaara milan, gool qurux badan oo shuut ah.24:00 koorner ayaa Waxaa tuurtey Milan,labo teesto ayaa la sii raaciyey laakiin banooniga ayaa boortiyeeriga juventus banooniga kasoo baxshay [...]

February 25th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Barcelona oo ku garaacdey 3-1 Bayer Leverkusen.

Barcelona oo ku garaacdey 3-1 Bayer Leverkusen.

Barcelona ayaa soo ceshatey sharaftii lagu yiqiinay in ay  ciyaartoyda  ama kooxda ugu fiican   kadib markii maalmaahaan laysla dhex marayey in Barcelona ay sidii lagu yiqiinay iska badashey.Barcelona ayaa   waxaa  hoos u dhac ku yimid  maalmihii  ugu dambeeyay kadib markii Real madrid ay 10  dhibcood ka hor martey,Ciyaartan ay maanta  ciyaareysay oo ahayd [...]

February 14th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »

Zambia oo qaadey Koobka Afrika rafaad dheer kadib. iyo ivory coast oo dabeesha qaaday.

Zambia  oo qaadey Koobka Afrika rafaad dheer  kadib. iyo ivory coast oo dabeesha qaaday.

Zambia iyo Ivory Coast  waxay isla  ciyaareen ciyaar cajiib ah oo laga qeyliyey, waxayna isla gaareen   120 daqiiqad   Zambia 0 – 0  Ivory Coast,  laakiin  ciyaarta   oo ah final  ayaa waxaa  loo dhigey  rigooro.Labada kooxood ayaa helay  jaanisyo aad qaali  u ah,   waxaa ugu weyn  Druqba oo cunay rigooro loo dhigey, waxuuna [...]

February 12th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Warar | Read More »