Konteenar ka buuxeen baasaboorka cusub ee Soomaalida ayaa lagu qabtey dekada Mambasa ee dalka Kenya, Konteenarkan ayaa waxaa ka buuxey kumanaan baasaboor oo Soomaali ah, kuwaas oo isugu jira Baasaboorka Guduudan oo ay istimcaalaan Diblumaasiyiinta ama siyaasiyiinta iyo midka buluuga ah oo shacabka caadiga loogu tal galay.Baasaborada ayaa ukala qeybsanaa kuwa daabacan iyo kuwa [...]

