Bogga Hore » Ganacsiga You are browsing entries filed in “Ganacsiga”

Caruusa salon oo laga furay magaalada Oslo (DAAWO).

Caruusa salon oo laga furay magaalada Oslo (DAAWO).

Caruusa Salon  oo  laga furey  Oslo, Saloonkan  cusub  oo lagu qurxiyo   dumarka  ayaa dhowaan laga furey   suuqa  Caramel Bazaar  ee Oslo, Caruusa Salon   ayaa   usoo bandhigtey Saxaafadda Soomaalida  ee  Oslo qalabka   iyo  farsamada ee kusoo kordhisey  hawlaha ay qabato.Caruusa Salon ayaa  ah  goobtii ugu horeesey   ee loogu tala galay [...]

January 25th, 2012 | Posted in Ciyaaraha, Faalooyin iyo Teknooliji, Ganacsiga, Ganacsiga & Xayeysiinta, Warar | Read More »

Canshuurta lagu saa’idiyey Qaadka ma danta guudaa mase mid gaar ah ?

Canshuurta lagu saa’idiyey Qaadka  ma  danta guudaa mase mid gaar ah ?

Canshuurta Qaadka lagu saa’idiyey iyo doolarka oo aad u raqiisey ma dhibaa mase waa dheef, Soomaalida waxay dhahdaa Qeyladii yeerta  nimee Kheyr u tahay. Diyaarado ayaa ku xayiran  garoonka diyaaradaha, kadib markii ay dalbadeen shirkadaha  qaadka keena in canshuurta laga raqiisiyo ayagoo sabab  ka dhiganayo  Dollarka Mareykanka oo hoos u dhacay.Shirkadaha Qaadka ayaa   ku [...]

November 12th, 2011 | Posted in Ganacsiga, Warar | Read More »