Kutaabkan ayaa dhowaan laga bilaabay masaajidka Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway, Kitaabkan waxaa noo aqrinayo Sheekh/Dr. Cali Maxamed Saalax.Cashirka 1aad waxuu ku saabsan yahay:- Madhabu Ahlu sunna wal JamaacaHalkan ka Dhageyso cashirada ilaa hadda baxay. Cashirka 1aad (Manhaj Ahlu suna Waljamaaca)[Audio clip: view full post to listen]Cashirka 2aad (02 Shiicada imaamiyada) [Audio clip: view [...]