Nuxur Media | Warbixin lagu kalsoon yahay

Xildhibaan shariif Xasan oo raba bari in uu ku faagto Xukuumada saacid, Wasiir C/kariin oo ka soo Celiyay 50-Xildhibaan Digil iyo Mirfle, Mooshinka Bari Xog hoose..
Waxaa Bari lagu wadaa in kulan ay yeeshaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka soo baxaya kulankaas Warar kala duwan.

Kulankaan oo ah mid la dhowrayo ayaa waxaa  ka soo baxaya Warar kala duwan, Xildhibaanada baaralamaanka ayaa sheegay in mooshinkaan uu Gadaal ka Riixayo Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya shariif Xasan sheikh aadan oo ka garab haysta Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole.

Wararka qaar ayaa sheegaya in shariif Xasan sheikh aadan uu haystay ku dhawaad 100- Xildhibaan, waxaana dagaal iyo dadaal dheer kadib Wasiirka arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka uu ka soo Celshay shariif Xasan Xildhibaano gaaraya 40- oo ka soo Jeeda Digil iyo Mirifle.

Sidoo kale miishinka bari ayaa ah hadal haynta caawa magaalada Muqdisho, waxayna dadka Muqdisho la yaaban yihiin Raisal Wasaarayaasha soo maray Xukuumadihii soo maray Soomaaliya tan iyo wixii ka soo bilaawday Dowladii C/qaasim, kuwaas oo isla sanad Gudihiisa is Qilaafa, ama Xildhibaanada ay mooshin ka keenaan .

Cabdixakiin Cilmi Xasan

cabdixakiin441@hotmail.com

Madaxweyne Xasan, oo Beesha Digil iyo Mirifle ku Qanciyay in uu siinayo, Taliyaha Ciidamada asluubta, Taliye-kuxigenka Nabadsugida, kuxigenka Booliiska safiirada, Xog Hoose..
Kulan u socdaya Wasiirka arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa ku soo idlaaday saacadihii la soo dhaafay is afgarad iyo is faham.

Madaxweyne Xasan iyo beesha Digil iyo mirifle oo qilaaf ku kala tagay Bishaan horaanteeda kadib markii Madaxweyne Xasan ay ku kulmeen Madaxtooyada ayaa Qilaafkooda waxaa la sheegay in uu soo idlaaday.

Ilo Xog ogaal ah oo Bogana Nuxur.com la hadlaya ayaa goor dhawayd u sheegay in Madaxweyne Xasan  uu u balan qaaday Beesha Digil iyo Mirifle Xilal Muhiim ah.

Xilalka uu u balan qaaday Beesha Digil iyo Mirifle waxaa ka mid ah, Taliyaha Ciidamada Asluubta, Taliye ku-xigeenka Nabadsugida, Taliye ku-Xigeenka Booliiska, Gudoomiyaha Bangiga Ganacsiga Soomaaliya, mid ka mid ah safiirada Kenya iyo Talyaaniga Walow aan la ogayn midka uu Noqon Doono.

Kulamo badan oo uuu Garwadeen  ka ahaa Wasiirka arimaha Gudaha kadib ayaa la sheegay in arintaan lagau soo dhameeyay, waxaana la sheegay in balanqaadkan uu Yimid kadib Markii Xildhibaano gaaraya ilaa 55  oo ka soo Jeeda Digil iyo Mirifle si Dirqi ah looga soo Celiyay in ay mooshinka lagu Ridayo Raisal Wasaare Saacid, taasi oo Keentay arintaan in  xal lagu gaaro.

Sidoo kale C/sataar Xasan Cali oo ah Xoghayaha sadaxaad ee safaarada Soomaaliya ee Kenya ayaa sheegay in arintaan uu Madaxweyne Xasan qaatay kadib markii Xildhibaanada Digil iyo Mirifle oo gaaraya 61 ay ku heshiiyeen in ay Ridaan Xukuumada saacid.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Raisal wasaraha wadanka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo ka hor hadlaayay barlamanka wadanka..
Raisal wasaraha wadanka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo ka hor hadlaayay barlamanka wadanka Ethiopia ayaa sheegay in ay adkeenayaan isbaheeisga dowladiisa ay la leedahay maamulka Somaliland dhinacyada difaaca iyo badbaadinta dhulkaasi.

Waxa uu sidoo kale uu sheegay raisal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn in ay ka caawin doonan Somaliland ka hortaggista qatarada kaga soo wajahan xarakada al-shabaab ee Somalia ka dagaalanta.

Waxa uu yiri Mr Desalegn “Ethiopia waxa ay diyaar u tahay taagero diblomaasi mid ciidan mid dhaqaale ay ku taagerto maamulka Somaliland”.

Raisal wasaraaha Ethiopian ayaa rajo wanagsan ka muujiyay in labada dowladiisa iyo Somaliland ay goor dhow ay kala saxiixan doonan istiraatijad iskaashi laba dhinac la ah.

Waxa uu tilmaamay in ariintaasi dowlada Ethiopia ay ugu xilsaartay gudi farsamo oo soo darsaya habka ugu haboon ee lagu sii wadi karo xirirka Ethiopia iyo Somaliland.

Xubnaha barlamanka wadankaasi ayaa u muujiyay Desalegn in ethiopoia aysan dano gaar ah ka lahayn Somaliland balse u jedka uu yahay taagero ay dowladasii ay isbaahesi kula noqonayso maamulkaasi.

Raisal wasaraaha Ethiopia ayaa waxa uu shaaciyay in ciidamada dowladiisa ay ka bar bar dagaalmai doonan kuwa Somaliland ayna tababaro siin doonan ciidamada Somaliland.

Waa dowladii ugu horeysay oo dhacda bariga afrika oo taagero toos ah u fidisa maamulka Somaliland.

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Ciidamada Dowlada, Ciidamada alshabaab iyo amisom shacabka Muqdisho kee Ixtiraamo marka dagaalka lagu Jiro, Caruurta Dumarka, Sawiro, Xog Hoose..
Muqdisho waxsay tahay Caasimadda Soomaaliya waana lama taabtaan Qaranimada Soomaaliya, marka aad dib u Milicsato laga soo bilaabo horaantii 2007-kii  Muqdisho Waxay soo martay maalmo Cadaab ah oo dhaaftay kuleel, waxay dadka Muqdisho la Kulmeen madaafiic bay Guri guri loogu dhifto Teel teel oo Guri guri u gurman waayo, Xaafad Jid cade, waax waax kale u Gurman Waydo.

Dagaalka ka socda Soomaaliya gaar ahaan waxaa la ogyahay in 70% uu ka socon jiray Muqdisho 5 sano ee la soo dhaafay.

Dad badan waxay is Waydiinayaan marka dagaal dhaco waxaa inta badan qasaaraha soo gaaraa Caruurta Dumarka, iyo dadka Birimagydada ah, oo ay ka midyihiin dadka da,da ah ama Waayeelka ah oo aan Carari Karin.

Marka hore horaantii 2007-kii markii ay isku meel ka soo wada Jeedeen Ciidamadii Maxakamadaha ama Muqaawimada waxaa caado ahaan jirtay in marka Howlgal uu bilaabanayo in ay goobta soo gaaraan ciidamo wata baabuurta Home ah, kuwaas oo dadka ku Wargalinaya in ay goobta ka baxsadaan ama ka Cararaan si aysan dhibaato u soo garin.

Waxaa caado ahaan jirtay Ciidamada Dowlada in ay soo galaan goobta oo aysan dhihin yaa jooga Meesha mala soo nabad kacay, oo ay Rasaasta iska bilaabaan, ayaga oo markaas dadka ka qaba faabiyo ama cabsi oo aysan kala Aqoon dadka saaxiib ka ah iyo midka cadowga ah.

Hadaan dib u Milicsado Qoraalka waxa igu qasbay oo aan isla 30-Daqiiqo gudahood aan qoro marka aan arkay sawir askari ka tirsan Ciidamada amisom oo gacan qaadaya Caruur ka yar 6 sano ama 5 sano. Asaga oo dhoolacadaynaya, hadana Qorigii uu watay ku qabsaday Bidixda Ixtiraam dartiis uu ku salaamayo midigta, Taasi oo hadii qof dilaya askarigaas ama qof kale uu ka soo baxo Goobta uu si Fudud ku Dili karo askarigaas, Taasina ay u muuqato askariga in uu Ixtiraam siinayo Canuga yarkaa.

Waxaa kale oo meesha ka muuqda in gaari ay leeyihiin amisom oo goobta taagan ay ku soo yaaceen Caruur, balse aqristow ma is waydiisay in Dagaalyahanada Soomaaliyeed ha ahadaan Ciidamada Dowlada iyo Xarakada alshabaab ay sidaas oo kale ugu soo yaaci lahaayeen marka Goobta ay ka socoto Howlgalo ama dagaal, shacabka ayaa ka Jawaabaya, Su’aashaas.

Sidoo kale Soomaalida caado waxay u leedahay in ay Jawaab Deg deg ah ka Bixiyaan marka ay wax arkaan, ayaga oo aan Tixraac Qiimayn ku samaynin waxaa laga hadlayo, Durba Aqriste ayaa la soo boodaya waanaqaanaa Qorahan waxa uu arintaan uga danledeyahay, qof kale ayaa Ornaya waa sidaas laakiin asaga ayay dhibaysaa, qof kale ayaa Oranaya oo Nabiibyo samaynaya waa Xisbi Hebel waa garab Hebe lama waa dhinacaas, intaas iyo in ka badan Soomaalida waxay u Noqotay caado aysan Hilaami Karin ama aysan ka Gudbin.

La soco qeybta Kale maalmaha soo socda haduu alle idmo.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Amisom oo shaacisay in Guri guri loo baarayo Muqdisho amaanka Muqdisho ay tahay lama taabtaan..
Xili saacadihii la soo dhaafay Muqdisho ay ka socotay Howlgalo dadka iyo gaadiidka lagu baarayo, oo ay ka qeyb qaadanayaan dabaabadaha Ciidamada Dowlada iyo amisom ayaa waxaa ka hadlay Hogaanka amisom.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col, Cali Aadan Xumad oo goor dhawayd saxaafada kula hadlaya Xarunta Xalane ayaa sheegay in Howlgalada ay ugu tala galeen in ay ku sugaan amaanka Muqdisho.

Waxa uu sheegay Col. Xumad  in ay socon Doonaan Howlgalada maalmaha soo socda ilaa amaanka ay gacanta ku soo laabato.

Afhayeenka AMISOM ayaa sidoo kale sheegay in Al-Shabaab marka laga itaal roonaaday ay bilaabeen dagaal waji kale, ayna shacabka soo dhex galeen sida uu yiri

Col, Cali Aadan ayaa sheegay in howl galkan uu yahay go’aan ay qaateen AMISOM iyo hey’adaha ammaanka dowladda, sidii kooxaha nabad diidka uga sifeyn lahayeen Muqdisho, isla markaana howl galka iminka bilowday.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Bare Hiiraale oo Madaafiicda goobta ku Gadaamay Kismaayo iyo dadka oo saakay arkay BM iyo Beebayaal uu wato Bare Hiiraale..
Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha Maamul-goboleedka Jubbaland State oo xarumihiisa lagu arkay Madaaficda goobta ee inta badan ay ku dagaalamaan kooxaha Soomaalida.

Lama yaqaan halka ay ka soo galeen magaalada Kismaayo Madaafiicdaan halista ah balse dad badan ayaa qabo in Madaafiicdaan ay yihiin kuwo xili hore ay dhulka hoostiisa ama bakhaaro ku qarsadeen Taageerayaasha Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) kuwaas oo hada boorka ka jafay weliba dib iskugu rakibay.

2-gaari oo Madaafiicda Bm-ka xambaarsan oo kiiba uu ka kooban yahay 21-Dhuumood & 4-Hoobiye iyo 3 Madaafiicda loo yaqaan Arti 5-ka laguna jiido gawaarida waa weeyn ee dagaalka ayaa waxaa lagu arkay xarunta Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), waxaana Madaafiicdaan dhamaantood tijaabo iyo dhoola tus milatari ka dib dusha laga saaray shiraac iyo teendhooyin.

Qaar ka mid ah Xaafadaha magaalada Kismaayo waxaa ku soo badanaya Tikniko taageersan Barre Hiraale kuwaas oo looga baqayo hadii uu dagaal dhaco inay dhabar jabiyaan xoogaga Madaxwaynaha Maamul-goboleedka Jubbaland State ahna Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe).

Dhanka kale waxaa sare u kacay ama qaali saaid ah noqday Rasaastii lagu kala iibsan jiray gudaha magaalada Kismaayo taas oo gaartay heerkii ugu sareeysay waxaana arintaan sabab looga dhigayaa saan saanta colaadeed ee ka jirta magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda.

C/Fitaax Nuur Kaariye (BilKheeyr)

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Xildhibaanadii Jogay Nairobi oo ku Qul qulaya Muqdisho si ay uga qeyb qaataan Kulanka baarlamaanka ee lagu Ridayo Xukuumada saacid..
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee joogay magaalada Nairobi ayaa ku Qul qulaya saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho.

Xildhibaano gaaraya ilaa 25 ayaa saakay ka duulay dalka Kenya gaar ahaan Garoonka Joma Kenyata kuwaas oo ka Qeyb qaadan Doona kulanka lagu wado in 24 saac kadib ay iskugu yimaadaan baarlamaanka Soomaaliya.

Mudanayaasha baarlamaanka ayaa magalada Nairobi waxay u tahay bayska kaliya ay ku Nastaan marka ay maalmo ama bilo ay soo joogaan magaalada Muqdisho.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Mooshin keene iyo Miino aas waa isku mid, banaanbax halheeskiisu ahaa oo saakay lagu taageeray Xukuumada saacid, Sawiro..
Dibadbax dad gaaraya 200- Qofood ka Qeyb qaateen ayaa saakay aroor hore ka dhacay afaafka hore ee taaladii sayidka, Golaha shacabka iyo Beerta Daraawiishta.

Banaanbaxan oo uu soo abaabulay maamulka Gobolka banaadir ayaa waxaa iskugu yimid dadweyne aad u badan, kuwaas oo ka caraysnaa mooshinka ka dhanka ah Xukuumada ugubka ah ee Raisal Wasaare saacid.

Qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galay dibadbaxa ayaa sheegay in waqtigan aan loo baahneen in mushin laga keeno xukuumadda madaama ay ku talaabsatay hormar la taabankaro.

Sidoo kale Boorar ay ku Xardhanaayeen  Mooshin keene  iyo Miino aas waa isku  mid  iyo Dowlada Soomaaliya waan ku qanacsanahay ayay wateen dadkii halkaas iskugu soo baxay.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Ciidamada Dowlada oo Garab ka Helaya amisom oo saakay baaritaan iyo wadooyinka ka Xiray Laba dhagax, Xamar jadiid Xamar Bile..
Shacabka ku dhaqan Qaar ka mid ah Xaafadaha Hoos yimaada Degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir ayaa saaka ku soo toosay Howlgallo aan caadi ahayn oo xaafadahooda ka soconaya.

Ciidamo aad hubeysan ayaa xiray Guud ahaan Xaafadaha Laba dhagax, Xamar jadiid Xamar Bile iyo Xaafado kale oo hoos yimaada Degmada Wardhiigleey kuwaasi oo Xaafadaha guri guri u gelaya islamarkaana Dadka ku soo guraya Gawaari badan geynaya Xarunta CID-da.

Shacabka ayaa afka gacanta ku haya waxayna eegayaan Waxa ay sameynayaan Ciidamadan ka mid ah Dowlada Soomaaliya Soomaaliya oo iyagu u aaba yeeleeynin Dadka Xaafadaasi ku dhaqan.

Arintan ayaa loo aaneynayaa Kadib Hoobiyaal Habeen ka hor lagu soo tuuray Xarunta Madaxtooyada oo la sheegay inay ka soo dhacayeen Xaafadahaasi.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdsixakiin441@hotmail.com

IGAD oo Wada Qorshe in ay kulan yeeshaan Madaxweyne Xasan iyo axmed madoobe, Madaxweyne Xasan oo ka caga jiidayo, Xog Hoose..
Kulan maalmo ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay iskugu yimaadeen wafdigii ka socday IGAD iyo Madaxweyne Xasan, ayaa intiisa badana waxa uu ku soo dhamaaday Caro iyo in Madaxweynaha Soomaaliya uu eeda dusha kaga Tuuro Dowladaha Kenya iyo Itobiya in ay gadaal ka Riixayaan dhibaatada Jubbooyinka ka taagan.

Kulankaas ayaa la sheegay in Madaxweyne Xasan uu aad u Carooday mararka qaarna uu ku hadlayay afka soomaaliga taasi oo cadayn u ah Carada uu ka qaaday madaxweyne Xasan, maamulka Jubbaland oo ay gadaal ka Riixayaan Dowladaha Itobiya iyo Kenya.

Madaxweyne Xasan ayaa qaatay sadax Go’aan oo ah in aysan ahayn dastuurka u yaala dalka ama aysan Waafaqsanayn arinta ka dhacdaya Jubooyinka, in Dowlada ay meesha ka maqnayd iyo in maamulkaas uu yahay mid sharci daro ah.

Sidoo kale IGAD ayaa wada qorshe ah in la isku keeno axmed madoobe iyo Madaxweyne Xasan, balse Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u sheegay IGAD in Tetelka uu wato iyo kan  axmed Madoobe aysan isku miisaan ahayn, waxa uuna ku sheegay in xataa uusan la kulmi Karin Agaasimaha Madaxtooyada.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdsixakiin441@hotmail.com