Nuxur Media oo wareysi la yeesheen Prof Axmed Ismaciil Samatar,Oslo-Norway
Waxaa noo suuragashay in aan wareysi la yeelano Prof Axmed Ismaciil Samatar oo safar ku yimid magaalada OSlo ee dalka Norway,
Axmed Samatar ayaa waxaa la kulmay Soomaalida qeybta xiiseysa wax barashadda dugsiyada sare iyo Jaamacadaha.
Halkan ka daawo Wareysiga
Wariye: – Maxamed Cali
Kaamirada/habaynta:
Cali wadani,
Deeq Shigshigaw
C/qaadir Madaxey
Faadumo Sheikh
www.nuxur.com
maamulka@nuxur.com
