Banaanbax loogasoo horjeedo Meles zenawi oo shir looga hadlaayo tamarta iyo shidaalka uga qeyb galaya Oslo.
Banaanbax looga soo horjeedo Meles Zenawi oo ka qeyb qaadanayey shir looga hadlayo arimaha Tamarta iyo Shidaalka ee Geeska Afrika,
Banaanbaxan ayaa ahaa mid si weyn uga soo qeyb galeen Dadka u dhashay Ogaadeeniya ee ku jira gumeesiga dalka Itoobiya, banaanbaxayaasha ayaa qeylo dheer ku gaarsiiyey fikirkooda ayagoo soo buux dhaafiyey banaanka Hotelka shirka ka socda.
Banaanbaxayaasha ayaa fikirkooda ku muujiyey in ay ka dhiidhin doonaan oo aysan aqbali doonin heshiis kasta oo Meles Zenawi lasoo galo Shirkadaha Shidaalka Dalka Norway.
“Digniin loosoo jeediyey shirkadaha doonayo in ay shidaalka(gaaska dabiiciga) kasoo saaraan dhulka Ogadenia in ay ka joogaan dabka ay dhex dhigayaan dadka u dhashay deegaanka ” waxaa yiri nin kusoo gaabiyey magaciisa Jaamac.
Shirkan oo ka dhacay Magaaladda Oslo ee Norway, shirkan ayaa ah mid soconayo labo maalmood oona looga hadlayey arimga Tamarta iyo Shidaalka, martida kasoo qeyb gashay ayaa waxaa ka mid ah:-
1- BAN Ki-moon, Secretary General of the United Nations
2- Jens Stoltenberg, Prime Minister, Norway
3- Raila Amollo Odinga, Prime Minister of Kenya
4- Meles Zenawi, Prime Minister of Ethiopia
Waxaa lagu casuumey casho sharaf dhamaan intii kasoo qeyb gashay, waxaana marti qaadey wasiir Shidaalka Norway Minister of Petroleum and Energy, Mr. Ola Borten Moe.

















Waxaa mahad iska leh warbaahinta Soomaaliyeed ee sida dhabta ah usoo gudbiyey Mudaharaadka Looga soo horjeedo Dhiigyacabka Males Zenawi.
Guul iyo Gobonimo.
Aadbaad umahadsantihiin bahda nuxur saad usoogudbiseen bananbaxa logasoohorjeedo dhiigyacabka zenawi danbiile inshaa ala maxkamad walasootagi
[...] [...]
Aadbaan usalamaya dhamaan dadki mudaharadka kaqayb galay gar ahaan abaabulayasha mudaharaadka halkaakasiiwada wakhti anfogayn gumaysigu wudhiciye
[...] Halkan ka daawo. [...]
[...] horjeestay ayadoo si weyn loogu muujiyey gumeysi in uu ku hayo dadka reer Ogaadeeniya. Halkan ka daawo siduu u dhacay iyo Booliiska oo la adkeeyay. Mohamed Ilyas (Freelance Journalist) & Cali Waddani (Nuxur.com) Oslo window.fbAsyncInit [...]
[...] Halkan ka daawo siduu u dhacay iyo Booliiska oo la adkeeyay. [...]