|

Dhulka Ogadeeniya oo wax laga weydiiyey xoghayaha QM BAN Ki-moon iyo Raisal wasaaraha Norway Jens Stoltenberg.

Sidee bay uga jawaabeen su’aalihii laga weydiiyey dhulka ogaadeeniya iyo mudaaharaadkii ka dhacay goobtii shirka looga hadlayey arimaha tamarta iyo shidaalka  halkaasoo  ay kasoo qeybgaleen Meles Zenawi  iyo Raila Odinga.

Banaanbixii hore  halkan ka DAAWO

Halkan ka dhageeso  jawaabaha ay  bixiyeen.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Tags: , , ,

2 Responses for “Dhulka Ogadeeniya oo wax laga weydiiyey xoghayaha QM BAN Ki-moon iyo Raisal wasaaraha Norway Jens Stoltenberg.”

  1. CABDULKADIR says:

    waxaan aad ugu mahadnaqahayaa shabakada Nuxur doorka nuxurka leh ee ay ka qaataan saxaafada somalida iyo qadiyadaha xaqa ah ee soomaaliyeed, gaar ahaan bannaanbaxii ugu dambeeyey ka dhacay Oslo, kaas oo ahaa mid dhab ahaantii taariikhda galay iadina aad ka qaadateen door taariikhda galay.
    mar kale ayaan idiin mahadnaqahayaa idiina bogaadin hayaa.

Leave a Reply

*