Kabtanka Xulka Qaranka oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyey Oslo.
Xaflad lagu soo dhaweynayo Kabtanka Xulka Qaranka Ciise Aadan (Ciise Dheere) oo ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway.
Xafladan ayaa ku soo beegan tay xili uu ciyaar yahanka Qaranka uu wadanka Norway dib ugu soo noqdey kadib markii uu soo dhameestey shaqadii safarka oo uu ugu baxay Geeska Afrika, Kabtan Ciise ayaa war bixin ka siiyey dadkii soo dhaweeyey cayaarahii Qaranka Soomaaliya iyo sidii ay uga hareen Isree-reebkii.
Ciise Abshir ayaa sidoo kale waxaa ku wehliyey kulanka Ciyaar yahanka Qaranka Cabdirashiid Cadaay oo aan sanadkan ka qeyb gelin ciyaaraha qaranka.
Ka dhiibo fikirkaada- Qeybta Hoose ama Facebook page.
www.nuxur.com


















