|

Xaflad lagu soo dhaweynayo maamul goboleedka Saylac & Lughaye State of Somalia oo dhacdey Oslo.(DAAWO)…



Maamul goboleed cusub oo dhowaan ay ku dhawaaqeen dad kasoo jeeda deegaanada  Sida,Saylac,Lughaye,C/qaadir,Xiriirad,Ceelgaal, Doon,Bokh,Heemaal iyo Lowya cade.

Xafladan ayaa waxaa  lagu  soo dhaweeyay  raga ay horey  ugu doorteen Saylac & Lughaye State of Somalia, dadka taageersan maamul goboleedka  waxay ku tilmaameen madaxweyanaha  nin da’yar  kana soo bixi karo shaqada loo doortey,waa sida  hadalka loo dhigey.

Madaxweynaha  Maamul goboleedka  Saylac & Lughaye  State of Somalia Mahad Abib Mahamud  ayaa  khudbad u jeediyey  dadkii  kasoo qeyb galay, Mahad ayaa  sheegay in shir u socdey beelaha deegaankaas  mudo sanad ku dhowaad kadibna ay isku afgarteen in ay maamul sameestaan,   sidoo kale  waxuuna halkaa ka aqriyey  liiska wasiirada iyo  qaar ka mid  xildhibaanada  ee maamulka Saylac & Lughaye State.

Halkan ka daawo sawirada. Video wuu  soo socdaa.


Tags: , ,

nuxur nuxur

7 Responses for “Xaflad lagu soo dhaweynayo maamul goboleedka Saylac & Lughaye State of Somalia oo dhacdey Oslo.(DAAWO)…”

  1. Ali Zubeer says:

    Waxaan aad u soo dhoweynayaa Maamulka aad maanta kaga dhawaaqdeen Oslo, Norway ee Saylac & Lughaye State of Somalia .

    Waxa uu maamulkiina farax gelinayaa ruux kasta oo jecel Somalinnimada iyo qaranka Soomaaliya.

    Waxaa uu maamulkiin uu dhabar jab ku yahay kooxda qawlaysatada SNM ee Hargeysa oo damacday

    in Magac qabiil ku goostaan islamarkaana cadaadiyaan beelaha la dega ee ay ka tira badan yihiin.

    Innaga oo ah beesha Absame ee Jubbaland State of Somalia waxaannu idin leenahay

    Viva Saylac & Lughaye State of Somalia

    Viva Jubbaland State of Somalia

    Down down SNM mafia thugs in Hargeysa.

    Somaliya Somali baa leh

  2. osman says:

    marka hore salaan , marka xiga waxaan aad ugu qoslay wiilkan yar ee af somaliga sida foosha xun ugu hadlaya , waa yaabe miyuu riyoonayaa ma waxbaa ka siya, waar ilayan ciise garaad malaha . hadii uu moodayo in caydha Norway ay ka soo horayso wuu halawsan yahay. xabad ayaa daba laga galin. been ayaa loo sheegay miskiinkan lama yaabayo. waa dhibta qurbaha in uu qof waliba uu kamarad soo qaato oo uu yiraahdo bala bala bala. laguma dhaamee dhaqaaq. kkkkkkkkkk

  3. abdirachid Omar says:

    mar ka salan qaaliya ku soo dhawaada marka labaad maanta hadii aan ka hadhno looalanka ka socda somalia waa arin aan ka shan laydoono maanta waa fursad nin kasta inuu deegaan kiisi horumar u sameeyo isgoo dii danayn magaca somali wayn sidaana waa horumar wayn laa kiin kii u jeeda inuu beel u xog sheegto ama ku damaaciya wax uu lahayn waxan leehay dulmi doonow waa mid nimo ayaa baryay ee dhacdhe wakhigii hanti boobka wuu dhamaaday ee wada jir ama wada noolaasho wax dhaama ma jiro ragna walaal wax uu kaga wanaagsan yahay lawaa,…waxaan inileenahy waa guul aad u horseedeen beesha ciise jaaliyada ciise ee ku nool MASAR (egypt) taageero buuxda ayaan inila garab joona,…

  4. waxa nasiib xuma ah in uu manta shegto nin ka jeda jabuuti madaxwayne isga oona ku dhalana oona kana so jeedin wax an u aragna hadii an nahaya awdalstate wax an u shegayna ciisaha in uuna shegan karin gobolka awdal am salaal in ad heshan wax ad sheganaysana wa iniga bakhti iyo xaran waxna an ni leenahaya iskaga hadha somali hadi se ad is kaga hadhi waydan jabuuti ay lagu so socda inigoo muqda ay ad sheganaysa dhul an inii dhaway hadal la inii dhameeye ka tana sula

  5. mahdi ib darar says:

    walaal marka hore ilaahay aya mahad iska leh marka xiga waxaan hanbalyaynaya maamul goboleedka saylac & lughaye state of somalia maxa yeelay waa arin meesheedi la dhigay loona bahnaa, maxa yeelay wakhtigi wax la isku dul cunaayay waa dhamaatay, dhamacna waa ku dilaa ee ninba ilaahay haguu dhigay haa maaraysto ( amaana kugu raagtay xoolaha ayaa la moodaa). mida kalayta waxaan wax ka odhan rag badan oon akhriyay tacliiqooda kor kuu xusan oon u maleeyo inay ka dhacsanyihiin xaqiqada maxa yeelay qabiil wali may dhaafin waxaan ka hadlayna waa hanti wadaag iyo wala noolaasho somaaliyeed mar kaasaad qolo naguso celinaysaan iyo wax wakhtigeedi dhacay oo laga joogo (2012) walaal waxaan ini odhan laha intaad ku meeraysanaysaan qabiil somaaliya xagay caalamka ka jogtay iyo xagay maanta taagantahay ha loo firsado hadii aad tihiin rag caqli u saaxiiba thanks.

  6. abdirahman says:

    waxa mahad iskaleh allah subxaanah salan sare dhamantiin meelkasta iyo magac kasta oo ad tihiin aniga oo ku hadlaayo afka dhalinyarada qurbaha ee reer khatumo state waxan leeyahay ka naxaw nafta waa wan taageersanahay maamulka saylac and lughaya state waxan leeyahay guul iyo gobonimo aduunka waa malinba heer somalidana waxay tiraahdaa salaad walba waqtigeedaa la tukadaa waxan leeyahay maanta waa maalintii midnimada somaliyed waxana boorka laga jafayaa qarankii somaliyed qolada silanyo ama somaliland waxan leeyahay maahmaah aya waxay ahayd lugtii jeeni dhaafto way jabtaaye awood uma lihidin awdal state iyo khatumo iyo saylac and lughaya state aad ku joojisaane cuqdada iska saara oo dadkiina baasha ka raaca hadii ay dhici waydo midaas waxa si wada jira la idiinku qabanayaa ashahaadada somalinimada calankana cadan aya loogu bareeray maantana loo joogin maayo isaaq manta waxba la idiin ogolyahaye dadkiina dhinac ka raaca ciisana waa qabaail ka qabaailsan isaaq oo la yaqaan ee faraha hala galina yeydaan ku holcine mahadsanid all raali ha la iga ahaado hadan wax qalday

  7. shaad says:

    Asc waxaan hambalyo u dirayaa maamulka&madaxweynaha Saylac state oo ku soo aaday in waqooyi laga hirgeliyo maamulgoboleedyo sida KHAATUMO,SAYLAC& AWDAL STATE WAXAAN KALOO DHIIRIGELINAYAA IN AYKUDAYDAAN GOBOLADA KALE EE WAQOOYI SIDA WAQOOYI GALBEED,GUBAN( Berbera) ooy samaystaan iyana si federaalka loo hirgeliyo
    guul khaatumo,awdal &saylac state guul soomaalya

Leave a Reply

*