Barcelona oo ku garaacdey 3-1 Bayer Leverkusen.
Barcelona ayaa soo ceshatey sharaftii lagu yiqiinay in ay ciyaartoyda ama kooxda ugu
fiican kadib markii maalmaahaan laysla dhex marayey in Barcelona ay sidii lagu yiqiinay iska badashey.
Barcelona ayaa waxaa hoos u dhac ku yimid maalmihii ugu dambeeyay kadib markii
Real madrid ay 10 dhibcood ka hor martey,Ciyaartan ay maanta ciyaareysay
oo ahayd tartanka Champions League, ayna la ciyaareysay kooxda Bayer Leverkusen
ayay Barcelona waxay ku guulesatey 359 baas, halka ay Bayer Leverkusen ay ku
guuleysatey 55 baas.
Ciyaartan ugu dambeytii waxay ku dhamaatey-
Bayer Leverkusen 1 – 3 Barcelona.
Waxii warar dheeraad kala soco
www.nuxur.com
webmaster@nuxur.com
