|

Juventus oo laga diidey gool sax ah, iyo milaan oo ugu damnbeyn bareejo ku tuugtantey.(SAWIRO)

image

Ciyaarta ayaa dhowaan bilaabatey
05:00  Labada kooxood ayaa muujinaya taxadir waxayna u muuqataa in Labada kooxood ay dadaalayaan.
14:11  Waxaa gool dhaliyey nr 22 Antonia oo u ciyaara milan, gool qurux badan oo shuut ah.

24:00 koorner ayaa Waxaa tuurtey Milan,labo teesto ayaa la sii raaciyey laakiin banooniga ayaa boortiyeeriga juventus banooniga kasoo baxshay goosha.

31:00 tababaraha Milan ayaan ku qanacsaneyn goolka laga diidey.

36:00 thiago oo jaale la siiyey.
40:00 Andrea(juventus)oo jaale qaatey .
45:00 Juventus ayaa sigtey goolka, hal daqiiqana Waa påby daray.
46:00 kaambiyo ayaa la galay.

47:00 koornerada ayaa waxay u kala leeyihiin sidan :-
Milan 7 – 2 Juventus .

50:00 juventus ayaa lasoo noqotey weerar aan caadi ahayn.

57:00 weli ciyaarta waxay maraysaa
Milan 1 – 0 Juventus.

70:00 Juventus ayaa sigtey goolka labo jeer oo is xig xiga .

72:33 katuuso ayaa kasoo muuqdey fadhiga garoonka asagoo la sheegey in uu Ciyaari doono ciyaarta ay la yeelan doonaan Arsenal.

75:20 Robiiniyo ayaa shuut taraarax ah ku sigay goosha.
77:00 Banooniga ayaa waxuu ka bixi la’yahay garoonka haafkiisa qeybta milan.
78:00 juventus ayaa gool dhalisey.
78:30 Sulley Muntari ayaa  dhaliyey,  Muntari ayaa farxad la cararay

79:00 goolka ayaa laga diidey juventus,Garsooraha  ayaa diidey, waxuuna ku dhuftey firimbiga si ciyaarta usii socoto, laakiin  marka lagu soo celiyo  kaamirada waxaad ka arkeysaa  in  banooniga uu dhaafey qadka cad, taasoo la dhihi karo gool ayay ahayd

80:00 Mexes iyo Muntari ayaa jaale la siiyey.
83:90 Matri (Juventus) ayaa gool dhaliyey.

Alessandro Matri ayaa ku  baashaalay  kooxda uu  horey ugu ciyaari jirey  2002 – 2004, muujiyeyna in uu weli waxba iska badelin  ciyaarii lagu yiqiiney.
84:00 daawadayaasha ayaa qiiq shidey goolka juventus kadib.

89:00 Arturo Vidal (juventus) oo kaarka guduud ah qaatey kadib markii uu gadaal ka jibiyey Ciyaar yahan kale. Milan  oo hal nin dheer  Juva.
90:00 afar daqiiiqo oo dheeraad ayaa lagu daray.
91:00 boortiyeeriga juventus Bufalo ayaa bad baadiyey gool khatar ahaa.

94:00 Ciyaarta ayaa ku dhamaatey Bareejo
Milan 1 – 1 Juventus

Ciyaartoyda Labada kooxood ayaa isku fakfakadey .

Kala soco ciyaaraha
WWW.NUXUR.com


Tags:

nuxur nuxur

Leave a Reply

*