Kooxda Barcelona oo caawa bareeja uga hartay Champions League (Barcelona 2-2 Chelsea, (agg 2-3)).(DAAWO)
waxaa daqiiqado ka hor soo idlaaday Cayaar xiiso badnayd oo saacadihii la soo dhaafay la sugayay, oo dhexmaraysay kooxaha barcelona iyo chelsea.
Chelsea oo ka guulaysatey xulka loo taagta waayay sanadihii ugu dambeeyay ee Barcelona, iyo Chelsea oo usoo carfeeso koobka iyo rajada ay ka leedahay.
Ciyaartan ayaa ahayd midii labaad ee wada cayaarayeen labada kooxood, halka markii hore lagusoo ciyaaray guriga Chelsea maanta waxaa lagu ciyaaray guriga Barcelona.
Cayaartan oo ahayd cayaar aad u xiiso badan ayaa waxay labada kooxood ku kala raayeen 2- 2- oo ay kooxda Barcelona ay ku hartay
Isugayn ayaa ciyaarta waxay ku dhamaatay Barcelona 2-2 Chelsea, laakiin Chelsea ayaa horey u heesatay xabad dheeraad, taasna waxay keentay in maanta goolasheeda u dhigmaan 3 halka Barceloma ay goolasheeda isugayn u dhigmaan 2.
Messi oo ay ka muuqatay oohinta ka socoto, ayaa fanaanadiisa waxuu wajiga ku duubtay, iyo kooxda Barcelona oo hamigeeda Champion ka uu meeshaa ku dhamaaday.
goolalka loo kala dhalshay caawa chalsea ayaa waxaa u dhaliyaycayaartoyda kala ah farnando ttores iyo remares, waxaana cayaarta caawa ay ahayd cayaar xiiso badan, waxayna barcelona ku hartay bareejadan
cabdixakiin Cilmi Xasan
www.Nuxur.com
cabdixakiin@nuxur.com




