Maxaa kala haysta caawa Labo Manchester (kala soco Nuxur.com).
Ciyaarta caawa dhex mareysa labadan koox ayaa ah mid aad u kulul oo labo Manchester oo waligoodba xariiftan iyo tartan ka dhaxeysay ay caawa isku haystaan koobka English League.
Manchester United ayaa waxay ka horeysaa 3 dhibcood manchester City, marka hadii caawa ay badiso Man city waxay noqonayaa kuwa isku dhibca ah, laakiin Man. city waxay ku horeysaa goolasha.
Nuxur.com kala soco ciyaarta iyo is bedelka kusoo kordha marka ay bilaabato ciyaarta.