Juventus oo koobkii Talyaaniga ku guulaysatay kadib markii..(SAWIRO)
Juventus oo koobkii Talyaaniga ku guulaysatay kadib markii ay ku badisay 2 gool, halka kooxda la ciyaraysay ay wax gool ah helin, Koobksn ayaa ah koobkii 28 aad Talyaaniga (Seria A) oo ay ku guulaysato kooxda Juventus.
Goolkii ugu horeeyay ayaa waxaa u dhaliyay Michele Canini (Juventus), waxaana ka muuqatay kooxda Juva farxad iyo rayn rayn, maadaama ay ugu dambaysay koobkan 2003.
Kooxda Milan oo koobka haysatay ayaa ku dagaalamaysay in ay xajisato koobkan, laakiin ciyaartii maanta ay ciyaareen ayaa sidoo kale looga badiyey 4 gool oo ay dhaliyeen kooxda tartanka weyn kala dhaxeeso ee Inter iyo 2 gool oo Milan ay dhalisay.
Ugudambayntii waxa koonka Talyaaniga ee sanadkan 2012 ku guulaystay kooxda caanka ah ee Juventus oo laqu yaqaano fanaanadaha u eg naqshada ama kalarka dameer farowga/giir giirka.
Xafiiska Sports ee Nuxur.
webmaster@nuxur.com
www.nuxur.com





