Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdisamad oo maanta booqasho ku yimid magaalada Oslo ee dalka Norway.
Wasiirka Cabdisamad ayaa sheegay in ay ku wehliyaan safarkiisa Gen. Gaafow oo u xilsaaran Soomaalida arimaga qaxootiga ama dokumiintiyada sida Baasaboorka.
Wasiirka ayaa sheegay in ay joogi doonaan ilaa sadex cisho, oo ayna kulan la yeelan doonaan wasaarada Arimaha diabadda ee Norway iyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda.
Halkan ka daawo wareysiga Wasiirka Arim. Gudaha ee Cabdisamad.




