Jaaliyadda Soomalida ee Malaysia oo u Dabaal Dagtay munaasibadda 1da Luulyo.(SAWIRO)
Soomaalida Malaysia ayaa qabatay xaflado yar yar oo lagu xusayay looguna Dabaal Dagayay munaasabada Kowda Luuliyo, sidoo kale laga soo bilaabo 25/06/2012 ilaa 30/06/2012 waxaa lagu qabtay koobka kubadda cagta ah, Koobkaas oo loogu magacdaray 52 -guuradii kasoo lasoo wareegtay maalinta la abuuray Soomaaliya oo ah markii eey isku tageen gobolada waqooyi & kuwa koonfureed ee Soomaaliya.
Qaabka kooxaha isugu soo aadeen waxeey ahayd sidan:-
A.Shiisho Team VS SAYLAC FC
B.MADINA STARS VS IDAMAN BOYS
C.K.P.P V/S P.V.10
A.T/MELATI VS IMPAIN
B.HIDIGAHA VS UTAMA
C.SOMALI VS BANADIR
Kadib waxaa isku soo haray
A.T/MELATI VS KASTURI
B.SAYLAC VS MADINA STARS
C.SOMALIA VS K.P.P
A.IFTIN VS IMPAIN
B.IDAMAN BOYS VS UTAMA
C.P.V10 VS hiisho Team
Ugu dambeyntii waxaa Final iskugu soo baxay Shiisho Team VS SAYLAC FC
waxaana koobka ku guuleystay kooxda loo yaqaan Taman MELATI.
Mohamed Ali Hassan
Madaxa Xeriirka Warbaahinta
Somali Community Malaysia(SCM) ,
somaliacommunitymalaysia@yahoo.com,
Tell +60163836852






