Ogeysiis ku socda Soomaalida ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda.

Waxaa la ogeysiinayaa Bulshada ku dhaqan magaalada Oslo iyo nawaaxigeda in ay xaflada 1da Luulyo ka dhici doonto barxada Sofienbergparken,Gruneløkka, Oslo.
Waxaa sidoo kale kasoo qeyb gali doono beri haduu Alla idmo, wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdisamad iyo madaxa soo galooyiga iyo Baasaboorada Jeneraal Gaafow.
Wafdigan ayaa noqonayaa wafdigii ugu horeeyay ee ka socda dawladda Soomaaliyeed oo ka qeyb galo xaflada oo sanad kasta ka dhacdo magaalada Oslo ee dalka Norway.
Waxii warar dheeraad ah kala xiriir:-
webmaster@nuxur.com
La qeybso sawirada farxada asxaabtaada adigoo istimcaalaya Nuxur.com
La qeybso:- waxaad kusoo diri kartaa sawiradaada/sawiradiina emailka
webmaster@nuxur.com si aad ula wadaagto farxada dadka Soomaaliyeed.
