|

Soomaalida qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel ladejiyo

Qaxootiga  Norway oo loo la’yahay  meel la dejiyo, kadib markii ay soo wajahday guryo la’aan, Wiilkan Soomaalida oo lagu magacaabo Shirwac ayaa wareysi waxuu siiyay TV ga Qaranka ee NRK.

Wiilkan ayaa sharciga la siiyay sanad kahor, laakiin  waxuu la’yahay ilaa hadda  Kommune qaato ama  Degmo qaadato.

Warkan oo dhameestiran  ka aqriso Hoos
http://www.nrk.no/nyheter/distrikt/nordland/1.8318622

Nuxur Media
www.nuxur.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*