|

Qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo lagudoon siiyay Biladda Nansen Refuqee Award oo maanta loo aqoonsaday Xaawo Aadan Maxamed.

Hooyo Soomaaliyeed  oo loo aqoonsaday Biladda  Nansen Refuqee Award sanadka 2012,  Maama Xaawa Aadan Maxamed ayaa  noqotay qofkii ugu horeeyay  ee Soomaalia oo loo aqoonsado bilada  Nansen Refuqee Award.

Bilada  ay bixiso  United Nations High Commissioner for Refugees ee lagu magacaabo Nansen Refuqee Award, oo  sanad  kasta  lagu  gudoonsiiyo  qof   shakhsi ama Koox  wax ka qabatay  dhibaatooyinka heesta qaxootiga .

Xaawa ayaa lagu siiyay  biladdan maadaama ay wax ka qabatay  dhibaatooyinka  heestay Dumarka Soomaaliyeed ee kasoo  qaxay magaala madaxda  Muqdisho xiligii ay ciidamada  Itoobiyaanka  burburiyeen  magaalada.

Xaawo Aadan  ayaa  u sameesay  xarun ay  ku tababarto dumarka   si ay isku filnaansho xaga nolosha ka gaaraan, sida  Barashada Hidaha dhaqanka  , tolida   dharka  iyo farshaxanka, Hanqaarka guud ahaan iyo   goob ay wax  ku bartaan dumarka  iyo dhalaanka, Xarumahaas  ayaa waxaa ay ka  sameesay magaalda Gaalkacyo ee dalka Soomaaliya.

Halkan ka aqriso   Warkan oo Noorweeji ah.

http://www.nrc.no/?did=9661576 — Noorweejiyaan

http://www.nrc.no/?did=9661576 — Ingiriis

http://allafrica.com/stories/201209181044.html —– Ingiriis

Halkan sidoo kale ka aqriso   Waxqabadka  Xaawo Aadan Maxamed
http://www.gecpdsom.org/

Waxaa diyaariyey Wariye :-
Cali Waddani
webmaster@nuxur.com
www.nuxur.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*