|

Haweenka siyaasad ahaan loogu dilo Degmada dayniile oo soo kordhaya..

Waxaa  Degmada Dayniile lagu toogtay Qof Dumar ah, taasoo la sheegay inay ka mid ahayd Haweenka Degmadaasi ku dhaqan.

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa Dilay Haweeneyda, waxaana kooxaha u suuragashay inay isla markiiba ka baxsadeen goobta ay dilka ka fuliyeen.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa dilka kadib yimid, waxayna bilaabeen baaritaano ay ku baadi goobayaan kooxihii dilay Hawee neyda.

Daahir Xasan Xuseen oo ah Gudoomiyaha Degmada Dayniile ayaa sheegay in dilka Haweeneyda ay ka dambeeyeen kooxo ka tirsan Alshabaab, isagoo sheegay inay caeymhana heleen marki ay sameeyeen baaritaano.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

cabdixakiin441@gmail.com


Tags: , , ,

Leave a Reply

*