|

Qarax Xoogan oo goor dhawayd Ciidamada Puntland lagula eegtay Boosaaso Qasaare ka dhashay..

Waxaa goor dhawayd Qarax Xoogan ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso  waxaana ka soo Baxaya Qaraxaas warar kala duwan.

Wararka ayaa sheegaya in Qaran lala eegtay Ciidamada Puntland, waxaana la sheegay in ay ka soo gartay qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxan ayaa ahaa Nuuca Rimuudka laga hago ee meelaha fog laga hago, waxaana la sheegay in ay ku dhinteen ku dhawaad 7 ka mid ah ciidamada Puntland, waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka badan sida uu soo sheegayo Wariyaheena Halkaas nooga soo warama.

Sargaal katirsan ciidamada amaanka Puntland ayaa sheegay in qaraxan lala beegsaday ciidamada, ayna ka danbeeyeen rag nabad diid ah sida uu hadalka udhigay.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

cabdixakiin441@hotmail.com

cabdixakiin441@gmail.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*