|

Cabdi fataax Ibraahim Geesey “ dagaal ayaa ka dhacay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, qasaare ayaan u gaysanay shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Baay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Cabdi fataax Ibraahim Geesey ayaa ka hadlay dagaal kulul oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay halkaas.

Dagaalkan oo ahaa mid aad u kulul oo la isku adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan, ayaa ka dhacay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay.

Dagaalkan ayuu sheegay Gudoomiyaha Gobolka in shabaab ay uga dileen ku dhawaad 20- ka mid ah dagaalyahanada shabaab, waxa uuna sheegay in sideed ka mid ahna ay gacanta ku dhigeyn iyo hubkii ay wateyn ragas.

Cabdi fataax Ibraahim Geeseeey  Gudoomiyahan Gobolka baay waxa auu sheegey in ay socdaan qorshooyuiin alshababa looga saarayo deegaanada iyo degmooyinka ay gacanta ku hayaan ee Gobolka Baay.

Sidoo kale shabaab ayaan ka hadlin guulaha ay sheegteen saraakiisha Ciidamada Dowlada ee ku aadan dagaalkaas.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

cabdixakiin441@hotmail.com

cabdixakiin441@gmail.com


Tags: , , ,

Leave a Reply

*