|

Wasiirka warfaafinta ee Puntland oo sheegay in shabaab qasaare ay u gaysteen..

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerarro xalay ka dhacay Puntland oo ay ku soo qaadeen alShabaab, waxa uuna sheegay wasiirka in ay Qasaare gaarsiiyeen shabaab.

Wasiirka warfaafinta ee Puntland, Maxamuud Caydiid ayaa BBC u sheegay in ciidan ka tirsan al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ay joogeen ciidankooda xalay.

Waxa uu sheegay in ciidankooda ay iska difaaceen al-Shabaab oo ay qaar ka dileen, qaarna ka qabteen, laakiin waxa uu qirtay in dhinacooda dagaalkaasi laba askari ay uga dhinteen.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

cabdixakiin441@gmail.com


Tags: , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*