|

Ma u baahan tahay in aad barato sidii Qalbiga Ninkaaga aad ku kasban lahaydMa u baahan tahay in aad barato sidii Qalbiga Ninkaaga aad ku kasban lahayd

Xaas walbo waxeey juhdi iyo dadaal fara badan ay ku bixisaa sidii ay qalbiga Seygeeda ku kasban lahyd waxaana hubaal ah in dadaalkaaga badan uu kuu sahlo kasbashada Qalbiga Ninkaaga.

Hadaba Shabakada Aduun.com ayaa kusoo bandhigeysa 10 Qodob oo muhiim ah misana aad ku kasban karto Qalbiga Seygaaga , waxaana lama huraan ah inaad si daacadi ay ku jirto ugu dhaqantaa adigoo Fikiradahaadana ku darsanayaa

1. U jajabnaaw una qanci ninkaaga si wanaagsan.

2. U maqal uguna dambee si xushamadi ku jirto.

3. Yeysan ishiisa kugu dhicin adigoo raf ah.

4. Yuusan kaa dareemin waxaan ugud ahayn.

5. Ilaali waqtiga hurdadiisa iyo waliba cuntadiisa.

6. Gaajo soo nonoqotaa waxay keentaa miisaan la’aan iyo kalsooni darro.

7. Hurdo aad ku raagtaana waxay keentaa xanaaqiisa.

8. Ku dadaal xifdinta hantidiisa iyo ubadkiisa.

9. Arrin uu watana ha ka hor imaanan hana faafinin sirtiisa.

10. Marka uu xanaaqsan yahay ha dareensiin farxaddaada, marka uu faraxsan yahayna ha dareensiin Xanaaqaada.

Mohamed Keinan
Cape town, South Africa

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*