|

Madaxwayna ku xigeenka dalka Kalonzo Musyoka, ayaa muujiyay raja wanaag ku aadan in sanadkan cusub ee 2013ka uu dalka isbadal wayn ka dhici doono

Madaxwayna ku xigeenka dalka Kalonzo Musyoka, ayaa muujiyay raja wanaag ku aadan in sanadkan cusub ee 2013ka uu dalka isbadal wayn ka dhici doono .

Mr. Musyoka ayaa farta ku fiiqay in ay jirto fursad aad u balaaran oo isbadal loogu samayn karo dhaqaalaha iyo hormarinta arimaha bulshada .

Mr. Musyoka oo ka hadlayay countiga Machakos ayaa ka codsaday Kenyaanka in ay muuujiyaan midnimo iyo is dul qaadasho ku aadan afkaaraha ay kala aaminsanyihiin.

Madaxwayna ku xigeenka dalka ayaa ku nuuxnuuxsaday in dastuurka cusub uu yahay midka dalka u haga dhanka mustaqbalka wanaagsan ee ay dhamaan kenyanka doonayaan .

Musiyoka ayaa muujiyay in uu ku kalsoon yahay in isbahaysiga (CORD) ay ku guulaysan donaan doorashada guud ee soo socota ayan soo dhisi doonaan dowlada soo socota

www.nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: ,

Leave a Reply

*