|

QPR oo ka Qalqaalisay Guusheedii 2 ee Horyaalka Ingiriiska Naadiga Chelsea,iyo Guuldaradaan oo ka mid ah Xanuunadii cuslaa ee xili ciyaareedkaan la degay Chelsea

Kooxda Meesha ugu Hooseysa ka Daadihineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 ee QPR kana dhisan London ayaa Xalay ku dabaldegtay Guusheedii 2 ee Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 waxana ay Gurigeeda ku Booqatay Kooxda Chelsea oo ka mida Kooxaha ugu adag Heerka 2ee Ingiriiska iyadoo uga badisay 0-1 waxaana goolka guusha u dhaliyay QPR Daqiiqadii 78 Ciyaaryahan   Wright Philips oo hore ugu ciyaari jiray Chelsea.

dhinaca kale Kooxda Liverbool ayaa ku suuldaartay Sunderland oo marti ugu aheyd Garoonkeeda Anfieldwaxana goolsha ay ku badiyeen qalinka ku duugay Saaxiibada Suwarez iyo Gererd

Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 ayaa Maraya Marxaladiisii wareega 2 ee bilowga kulmadii ugu Horeeyay Gaar ahaan Kulankii 21 waxaana Kaalimaha ugu Horeeya ku Jira Man utd oo leh 52,Man city 45,Totenham 39,Chelsea  38 waxaana u baaqi ah 1 ciyaar. Everton 36. Arsenal 34,West Bromwich  33, Liverbool 31,Swansea 29, stoke City 29 waa 10ka naadi ee ugu horeeya kala horeynta.

Kooxda QPR ayaa horyaalka kaga jirta Kaalinta 20 waxaana ay leedahay 13 dhibcood oo ayw adajoogaan Kooxda Reading oo iayana leh 13 dhibcood balse 2 gool ka yar inta laga dhaliyay

Dhinaca Gooldhalinta.

Van Peirse   Man Utd       16

Suwarez      Liverbool       15

Demba Ba  Newcastle        13

Defoe          Totenham      10

Kuwaasi waa Ciyaartoyda safka hore kaga jira Gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska 2012-2013  waxana la isweydiinayaa  Van Persea ma difaacan doonaa markale Gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska oo uus anadkii hoe kula guulesytay Kooxdiisii hore ee kabtanka u ahaan jiray ee arsenal mise waxa ka qaadi doonaa Gooldhaliyayaasha kale ee u omaan Ku guuleysiga Gooldhalinta xili ciyaaredkaan

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2011@hotmail.com

www.nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*