|

Chelsea oo si layaab leh uga badisay Stoke,Totenham oo lagu dhagay iyo Kulamo la suagayo oo axada dhacaya.

inta badan kulmadii Horyaalka Ingiriiska ayaa shalay la ciyaaray waxaana kulamadaasi Guul la yaab leh ka gaartay Chelsea oo marti u aheyd Stoke oo ay ku dhufteen 0-4 waxaan xusid mudan in Goolasha kii 1 iyo 2 ay iska dhaliyeen Stoke qeybtii hore iyo tii danbe ee ciyaartta halka 2 kale ay u raaciyeen qeybtii danbeLambard oo rogiire ka dhliyay Daqiiqadii 73 iyo Hazard oo ku qatimay Goolka 4 Daqiiqadii 73 waxaana Stoke ka lumiyay Rigoore Ciyaarayahnkii 2 gool e hore ka xareeyay oo lagu magacaabo Walters iyadoo Guushaan ay Chelsea gacanta ka saartay inay Xajisato Kaalinta 3.

QPR  oo ah kooxda ugu hooseysa Horyaalak Ingiriiska ayaa iyaduna ku dhegtay Kooxda Totenham oo Chelsea kula Dagaalameysay Kalainta 3 waxaana ay isku Macsalaameeyeen 0-0.
Kulmadii kale ee la ciyaaray Natiijooyinkooda sidatan ayey noqdeen.

Sunderland vs West Ham 3-0

Reading vs West Brom Wich  3-2

Norwich vs Newcastle  0-0

Fulham vs Wigen     1-1

Everton vs Swansea   0-0

Aston villa vs Southampton 0-1. Kooxda Ston Villa waxa ay mudooyinkaan danbe aheyd Koox lagu xisaabtamo iyadoo nus darsan Goolala ah ay ka dhasheen Kulmadii ugu Dambeeyay dhinaceedana dhulka la dhigay.

Axada 13-1-2012 wa amaalin Xusuus u ah Horyaalka ingiriiska waxa aku balansan Lugtoodii 2 Kooxo adag  iyadoo Hoigaamiyaasha Horyaalak ingiriiska ku kala jira Kaalimaha 1 iyo 2 ay Fooda dari doonaan 2 kulan oo adag  waxana kulmadaasi ay u dhci doonaan sidatan.

Man utd vs Liverbool

Arsenal vs Man city.

Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 oo lugtiisa 2 ay ku jirto Kulamadii ugu Horeeyay waxa asutida u heysa Kooxda Man utd oo leh 52 dhibcood waxa aku xigta Kooxda Man city oo leh 46 dhibcood,Kaalinta 3 waxaa Taagan Chelsea oo leh 41 dhibcood, Kaalinta 4Totenham oo leh 40 dhibcood waxana horyaalka ugu hooseeya Kooxda QPR oo leh 14 dhibcood.

Waxaa Diyaariyay. Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*