|

Degmada Xamarweyne oo maanta laga Burburiyay dhismooyin shacri daro ah oo ku yaala degmadaasi

Wararka ka imaanaya degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in laga burburiyay halkaas dhismooyin sharci daro ah oo ku yaal halkaas.

ciidamada dowlada ee ku sugan degmadaasi gaar ahaan kuwa Gobolka banaadir ayaa ka burburiyay halkaas dhismooyin la sheegay in ay ku yaaleen wadooyinka hareerahooda.

Wararka ayaa sheegaya in dhismooyinka ay ahaayeen kuwo dadka si sharci daro ay uga dhisteen hareeraha waddooyinka degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Maamulka degmada ayaa sheegay in ganacsatada waratada ah ay ka dhegeo adeegeen amaro horay usoo baxay oo ahaa inay isaga guuraan goobaha sida sharci darada u dhisteen.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags:

nuxur nuxur

Leave a Reply

*