|

TV cusub oo maxali ah oo laga Furay Magaalada Oslo- Norway.


Download Video

Waxaa magaalada Oslo lagu qabtay xaflad si rasmi ah loogu furayay TV gaar u ah waxbarashada oo lagu magacaabo Norsom TV, oo noqonaya Kii ugu horreeyay ee ee laga sameyo oslo oo tv ku hadla magaca soomaliyeed .

Waxaa xafladdan furitaanka ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada soomaliyeed

Maamulka Norsomtv ayaa soo bandhigay warbixin faahfaahsan oo ka hadleysa Norsomtv iyo ujeeddooyinka loo aasaasay oo ay ugu waaweyn yihiin baahinta waxbarashada iyadoo la adeegsanayo TV, caawinta waxbarashada haatan jirta, is-dhexgalka ardeyda soomaaliyeed ee ku nool dalka Noway si ay u caawiyaan dadka somaliyeed

Madaxa wararka Norsom TV:
Sayid Cusmaan Xaashi Kaariye (Caanabooro)

Habaynta iyo muuqaalka Nuxur
Cali Waddani
webaster@nuxur.com
www.nuxur.com


Tags: , , ,

Leave a Reply

*