|

Macalinka qaranka Spain Del Bosque ayaa ka soo tagay oo aan safaneyn kulanka saaxibtinimo ee ay lala leeyihin dhigooda Uruguay xidagaha kala ah..

Macalinka qaranka Spain Del Bosque ayaa ka soo tagay oo aan safaneyn kulanka saaxibtinimo ee ay lala leeyihin dhigooda Uruguay xidagaha kala ah Fernando Torres , gool haye David De Gea iyo xidiga Swansea City ee Michu .

Arinta ka careysiineysa xidigahas ayaa ah in durba xidiga Arsenal  ay ka soo iibsadeen Malaga ee Monreal uu Del Bosque ku soo daray liiska ciyaartooyda u safreysa magaalada Dooxa ee dalka Qadar.

Waxaa ku jira Ciyaaryahanada loo yeeray Xidigaha Premier league ee Cesar Azpilicueta , Juan Mata , Santi Cazorla, Pepe Reina iyo David Silva.

LIISKA XIDIGAHA ESPAIN EE Uruguay:
Goolhayayaal: Victor Valdes (Barcelona), Pepe Reina (Liverpool)
Daafacyada: Sergio Ramos (Real Madrid), Gerard Pique (Barcelona), Carles Puyol (Barcelona), Cesar Azpilicueta (Chelsea), Jordi Alba (Barcelona), Alvaro Arbeloa (Real Madrid), Nacho Monreal (Arsenal)
Dhexda: Andres Iniesta (Barcelona), Cesc Fabregas (Barcelona), Sergio Busquets (Barcelona), Santi Cazorla (Arsenal), Xavi (Barcelona), Isco (Malaga), Xabi Alonso (Real Madrid)
Weerar: David Villa (Barcelona), David Silva (Manchester City), Alvaro Negredo (Sevilla), Pedro (Barcelona), Juan Mata (Chelsea)

FA-ga ayaa weydiistay inuu sharaxaad ka bixiyo hadaladiisa, waxaana ay dacwad ku soo oogeen talaadadii iyagoo sheegay in Ferguson lagu heysto inuu calanwadaha ku tilmaamay mid dhinac u janjeera.

Ferguson ayaase diiday inuu aqbalo dacwada loo heysto isagoo dalbaday in dhageysiga dacwadiisa la qaado, taasoo FA-ga uusan weli go’aansan xilliga ay dhici doonto.

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

Leave a Reply

*