|

Degmada afgoye oo markale Cayaartii istunka ka bilawday 8 bil kadib markii shabaab laga fara Maroojiyay halkaas..

Ku dhawaad 10- bil kadib markii shabaab laga saaray Degmada Muhiimka ah ee afgooye ee Duleedka Muqdisho ayaa waxaa mar kale dib loo bilaabay Cayaartii istunka ahayd.

Shabaab ayaa cayaarta istunka joojiyay Ku dhowaad afar sano ka dib oo ay gacanta ku hayeen Degmada Qeyraadka badan ee afgooye.

Musaabad arintaas dib loogu soo Celinayo oo ay ka soo qeybgaleen wax garadka iyo Boqolaal ka tirsan dadka Reer afgooye ayaa ka dhacday Garoonka ciyaaraha Sheel ee degmada Afgooye.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*