|

Ciidamadan tababarka uga socda ugandha oo ay ku jiraan Haween Soomaaliyed oo ka qeyb qaadanayay howlaha tababarida ee ay siinayaan Ciidamada Midowga Yurub..

Sanadihii la soo dhaafay waxay Ciidamada Soomaaliya Tababaro ku soo qaadanayeen dalal kala duwan oo ay ugu waytahay dalka Ugandha.

Waxaa ku jira dadka la Tababarayay ama ciidamada Haween aad u fara badan oo ka mid ah Ciidamada Dowlada la tababarayo.

Boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa waxay bilihii la soo dhaafay tababar  uga socday dalkaasi ugandha kuwas oo ay tababarkan u Fidinayeen Ciidamada Midowga yurub ama saraakiil ka Tirsan Midowga Yurub.

Sidoo kale  Xerada Ciidamada ee Bihanga oo u jirta magaalada Kampala 368-KM ayaa horay waxaa loogu tababaray kumanaan askari ka tirsan dowladda.
Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com


Tags: , , ,

nuxur nuxur

Leave a Reply

*